Sunday, September 23, 2018

War Deg Deg :Jawaari oo ka hadlay Mooshinka laga keenay iyo cida gadaal ka...

Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa goordhaw shir jaraa'id ku qabtay xarunta Villa Hargeysa, waxa uuna Jawaari ka hadlay mooshinkii laga...

Ciidamo cusub oo caawa la wareegay Amaanka xarunta Baarlamaanka iyo Sababta ka dambeysa

Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in caawa ciidamo cusub oo katirsan ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya iyo ciidamo kale oo kamid ah kuwa...

Maxkamad amartay in lasoo xiro Haweeney la dhalatay Maxamed Bin Salman

Maxkamada dalka France ayaa la sheegay inay soo saartay amar booliiska dalkaasi lagu farayo in lasoo qabto Gabar la dhalatay Dhaxalsugaha Boqortooyada Sacuudiga oo...

Ma mooddaa in Madaxda Dowladda uu ka muuqdo jil jileec halis gelin kara madaxbanaanida...

Inta aanan u gelin dulucda qormadeyda aan marka hore u jawaabo qaar ka mid ah wariyayaasha Soomaalida ee ka howlgala qeybo ka mid ah warbaahinta ku...

Haweeney ka soo dhacday dayuurada Emirates oo ka kaceysay garoonka Entebbe

Haweenay ka mid aheyd shaqaalaha marti-soorka duulimaadyada ee shirkadda Emirates Airline ee dalka Imaaraatka Carabta ayaa geeriyootay kadib markii ay ka soo dhacday diyaarad. Dhacdadan...

War-Murtiyeed ka soo baxay shir u socday dowlada federaalka & dowlad goboleedyada (Akhriso)

Waxaa soo gabagaboobay kulankii afaraad ee Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka oo ay qabanqaabisay Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) kana soo qeybgaleen...

Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka oo kulamo iska soo horjeeda ku leh Muqdisho

Waxaa Magaalada Muqdisho ka socda kulamo iska soo horjeeda oo ay leeyihiin xildhibaano ka tirsan baarlamanka federaalka Soomaaliya oo labo qeybood ah. Xildhibaano taageersan Gudoomiyaha...

Wasiirka Arrimaha dibeda ee Kuuriyada Woqooyi oo booqasho yaab leh ku tegay dalka Sweden

Wasiirka arrimaha dibadda ee Kuuriyada Waqooyi ayaa ku sugan dalka Sweden isaga oo booqasho layaableh ku tagay halkaas, ka hor kulanka ay macquulka tahay...

RW Khayre oo xalay saqdii dhexe kormeeray degmada ugu khatarta badan Muqdisho (Daawo Sawirro)

Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo uu wehlinayay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Ing. C/raxmaan Yariisow ayaa xalay saqdii dhexe kormeeray...

Maamulka degmada Luuq oo soo saaray war ka farxiyey dhalinyarada guurdoonka ah

Kulan muddo dheer socday oo dhaxmaray Maamulka degmada Luuq ee gobolka Gedo, Culuma’udiinka iyo dadka degaanka ayaa lagu go’aamiyey in isbedel lagu sameyo guurka...