Thursday, January 17, 2019

Gabar iyada oo arkeysa Aabaheed ku hor dilay ninkii ay Nolosheeda u hibeesay !!

14kii bishii Siteembar, Pranay Perumalla waxaa lagu hor dilay xaaskiisa, Amrutha, waxaa lagu eedeeyay inay ceeb u soo jiidday qoyskooda. Amrutha iyo Pranay waxa uu...

Jidadka Nairobi oo maanta gaadiid la’aan ah iyo sababta ka dambeysa

Milkiilayaasha gaadiidka caasimada Nairobi ayaa maanta qorshaynaya inay shaqa joojin ku dhaqaaqaan taasoo ay uga cabanayaan canshuurta lagu soo rogay shidaalka. Waaxda keyd haynta ayaa...

Boqorka & dhaxal sugaha Sacuudiga oo qaabilay ehelada Jamal Khashoqgi (Daawo Sawirro)

Boqorka Sacuudiga Salman bin C/casiis iyo dhaxal sugaha dalkaas Maxamed bin Salman ayaa qasriga boqortooyada dalkaas ku qaabilay wiil uu dhalay iyo nin la...

La kulan – Samafalaha noloshiisa u hibeeyey u-gargaaridda dadka darbi-jiifta ah!

33-jirka la yiraahdo Cai Yanqiu ayaa saddexdii sanno ee ugu danbeeyey wuxuu ku dalmaray guudkiisa dalkiisa Shiinaha - isaga oo qorshihiisu yahay caawinta dadka hoy...

War murtiyeed ka soo baxay kulankii wasiirada arrimaha dibeda ee ka dhacay Jabuuti

Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Soomaaliya, Itoobiya iyo Eritrea oo booqasho wadajir ah ku tagay dalka Jabuuti si loo dardar galiyo dadaallada lagu hagaajinayo...

Dowlada Itoobiya oo war ka soo saartay Xaalada Jigjiga & Wararkii ugu dambeeyey

Wasaaradda Gaashaandhigga dowladda Federaalka Itoobiya ayaa war kasoo saartay xaaladda ka taagan Magaalada Jigjiga ee is-maamulka Soomaalida oo falal amni darro iyo bililiqo ah ay...

Trump Sodogii iyo sodohdiis oo la siiyey dhalashada wadanka Maraykanka

Madaxweyne Donald Trump sodohdii iyo sodogii ayaa noqday muwaadiniin Maraykan ah iyaga oo loo sameeyay xaflad gaar ah. Viktor iyo Amalija Knavs oo ah waalidka...

Maraykanka oo mar kale u hanjabay Turkiga & xiisada labada dal oo ka...

Maraykanka ayaa ku hanjabay inuu cunoqabayno dhaqaale oo dheeraad ah ku soo rogi doono Turkiga, haddii uu sii dayn waayo Baadari Maraykan ah oo...

Nin doonayay in uu Dilo Theresa May oo Xukun adag lagu riday (Daawo Sawirada)

Maxkamad kutaala dalka Britain ayaa xukun adag oo xabsi ah waxa ay ku riday nin dhalinyaro ah oo doonayay in uu weerar qorsheesan ku...

Nin Gabar uu Jeclaa Fariin Xasaasi ah ugu dul qoray Sac Irmaan ah !!...

Nin beeraleey ah oo u dhashay Scotland ayaa si layaab leh jaceylkiisa ugu soo bandhigay gabar uu donayo Guurleeda Ereyo lagu qoray sac uu...