Thursday, January 17, 2019

Ciidamada Dowlada oo gacanta ku dhigay Saraakiil katirsan Al Shabaab

Ciidamada Milatariga Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in howlgal qorsheesan ka fuliyeen degmada Afgooye iyo deegaano ku dhaw dhaw, waxaana howlgalkaasi ciidamada kusoo qabteen...

Qarax dhimasho iyo dhaawac geystay oo ka dhacay gobolka Shabeelaha hoose

Sida ay sheegayaan Wararka naga soo gaaraya degaanka Lambar 60 ee gobolka Sh/hoose qarax ayaa lala eegtay ciidamo ka tirsan militariga Soomaaliya oo marayay...

Jadwalka & Shuruudaha doorashada Madaxweynaha K/Galbeed oo la soo saaray (Akhriso)

Guddiga doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa kulan ay maanta yeesheen ka soo saaray qaabka ay u dhici doonto iyo jadwalka doorashada Madaxweynaha maamulkaas...

Guddiga Doorashada Koonfur Galbeed oo la dhameestiray (Magacyo iyo Sawirro)

Waxaa maanta la dhameestiray Guddiga doorashada Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya , kadib markii dhawaan ay is casileen xubno kamid ahaa guddigii horey loo...

Taliye ku-xigeenkii ciidanka dowlada federaalku geysay Baydhabo oo la dilay

Taliye ku-xigeenkii ciidamo Boolis ah oo dhowaan dowlada federaalku u dirtay magaalada Baydhabo ayaa galabta halkaas lagu dilay sida ay sheegayaan wararka naga soo...

Dowlada Federaalka oon wali ka hadlin doorashadii ka dhacday Baydhabo iyo Shakiga laga …

Doorasho aan hufneyn ayaa shalay ka dhacday magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed, waxaana doorashadan ku guuleestay Musharax dowlada taageereysay oo...

(Daawo Sawirro) Ciidamo uu horkacayo Jen. Caanood oo howlgalo ka wada magaalada Marko

Ciidamo uu hogaaminayo abaanduulihii xilka laga qaaday ee ciidanka XDS Jen. C/llaahi Cali Caanood oo shalay gaaray magaalada Marko ee gobolka Sh/hoose ayaa magaaladaas...

Wararkii ugu dambeeyey qaraxyadii Baydhabo & khasaare xooggan oo ka dhashay (Sawirro)

Ugu yaraan 11 ruux oo shacab ah ayaa la soo sheegayaa iney ku dhinteen, qaar kale oo badana ku dhaawacmeen qaraxyo xoogan oo caawa...

Xiisad caawa ka taagan Baydhabo & Shariif Xasan oo kulan xasaasi ah la qaatay..

Madaxweynaha xiligiisu dhamaaday ee Maamulka Koonfur galbeed Somalia Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa caawa kulan albaabadu u xiran yihiin la qaatay guddoomiyaha Baarlamanka Maamulkiisa. Waxaa...

Niyad Jab lasoo darsay Musharaxa Dowlada la rabto Madaxweynaha Koonfur Galbeed

Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya waxaa ka socda olole xoogan ay wadaan musharaxiinta u tartameysa Xilka Madaxweynaha Maamulka Koonfur...