Thursday, January 17, 2019

RW Kheyre oo ka hadlay khilaaf la sheegay inuu dhexmaray isaga & madaxda Puntland

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ku sugan degaanada Puntland ayaa ka hadlay warar soo baxay maalmahan oo sheegayay in booqashadiisii Puntland...

Al-shabaab oo degaano cusub ka qabsatay gobolka Bari iyo xiisado dagaal oo ka taagan

Xoogag taabacsan Al-Shabaab ayaa lagu arkay tuulooyin hor leh oo hoos taga Buuraleyda Galgala ee gobolka bari, halkaasoo la sheegay in aysan horey u...

Shir Magaalada Garowe uga furmaya Madaxda dowlad goboleedyada

Madaxda maamul Goboleedyada ka jira dalka qaarkood ayaa lagu wadaa inuu manta shir uga furmo magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland Shirkan oo marar badan...

Kumanaan qof oo daweyn & Indho fiiqis bilaash ah loogu sameeyey Isbitaalada Gaalkacyo (Sawirro)

Mashruuc isugu jiray daweynta cudurrada indhaha, bixinta ookiyaalasha aragga iyo indho fiiqis bilaash oo ay ka faa'iideysteen kumanaan ruux ayaa laga fuliyey laba Isbitaal...

Shuruudaha iyo Jadwalka Doorashada Madaxweynaha Puntland oo lasoo saaray (Akhriso)

Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka maamulka Puntland ayaa goordhaw magaalada Garawe kusoo bandhigay habraaca Doorashada iyo Shuruudaha laga rabo Musharaxiinta tartameysa. Doorashada Madaxweynaha Puntland...

Xiliga la caleemo saarayo Madaxweynaha cusub ee Puntland oo la shaaciyey (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa galabta kulan la qaatay Guddiyada qaabada caleema saarka Madaxweynaha Puntland, kulankaasi waxaa Madaxweynaha ku wehelinayey Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland...

R/Wasaare Kheyre oo booqday Xarumo Garawe kuyaala (Daawo Sawirada)

Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo magaalada Garowe ku tegay socdaal shaqo oo maalma ku joogi doono deegaannada ay ka...

Puntland oo raali gelin ka bixisay hadal caro dhaliyey oo ka soo yeeray C/wali...

Qoraal saaka kasoo baxay Madaxtooyadda maamulka Puntland ayaa raaligelin looga bixiyay hadal dhawaan Madaxweyne Gaas uu ka sheegay Magaalada Badhan, kaasoo loogu gefay shacabka...

Gaas & Nicholas Haysom oo kulankii ugu horeeyey ku yeeshay Garoowe (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa maanta  Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay wefdi uu hogaaminayo Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliaya Ambassador...

Dhageysiga Dacwad u dhaxeysa Madaxweyne Gaas iyo kuxigeenka oo goordhaw bilaabaneysa

Waxaa maanta xarunta Maxkamada sare ee Puntland ee magaalada Garawe ka bilaabaneysa dhageysiga dacwada u dhaxeysa Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Gaas iyo kuxigeenkiisa C/xakiin...