Thursday, January 17, 2019

Guddoomiyaha Jaamacadda Benadir oo lagu soo dhoweeyey Xarunta Jaamacada Gaalkacyo (Sawirro)

Xaflad balaaran oo lagu soo dhoweynayey Guddoomiyaha Jaamacada Benadir Prof/Dr. C/risaaq Axmed Dalmar ayaa lagu qabtay xarunta Jaamacada Gaalkacyo  University (GU) oo ku taalla...

Ra’isul Wasaare Kheyre oo amray in dalka si deg deg ah ugu soo laabtaan...

Wasaaradda arrimaha dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ah oo fulinaysa amarka Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre ayaa ku wargeliyay sii...

Maraykanka oo duqeeyey saldhig Xarakada Al-Shabaab ku laheyd bartamaha Somalia

Taliska howlgalka Mareykanka Afrika ee (AFRICOM) ayaa shaaciyey in dayuuradaha Mareykanka ay duqeyn dhinaca cirka ah ka fuliyeen degaano ka tirsan gobolka Mudug ee...

Madaxda sare ee Galmudug oo la kulmay C/kariin Shiikh Muuse Qalbi Dhagax (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta xafiiskiisa Magaalada Dhuusamareeb kulan kula yeeshay wafdi uu hogaaminayo Cabdikariin Shiikh Muuse Qalbi Dhagax oo ah sarkaal ka...

Gaadiid hub iyo baabuur kala duwan u waday Xaaf oo lagu qabtay Cadaado iyo...

Wararka ka imaanaya magaalada Cadaado ayaa sheegaya in ciidamada amaanka magaaladaasi gacanta ku dhigeen lix gaari oo nuuca xamuulka qaada ah, kuwaa oo waday...

Al Shabaab oo soo bandhigtay ciidamo hubeesan oo isku soo dhiibay (Daawo Sawirada)

Al Shabaab ayaa soo bandhigtay shan askari oo ay sheegeen in ay kasoo goosteen ciidanka Milatariga Soomaaliya ee ka howl gala degmada Maxaas ee...

Xaaf oo Wasiir cusub ku kordhiyey Maamulka Galmudug (Akhriso)

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa magacaabay wasiir cusub oo ka mida noqonaya Golaha Wasiirada Garabka u hoggaamiyo, kadib markii la ansixiyey...

Dagaal mar kale ka qarxay degaanka Kaxandhaale & Wararkii ugu dambeeyey

Dagaalo culus ayaa lagu soo waramayaa iney dib uga bilowdeen degaanka Kaxandhaale oo ka tirsan Gobolka Galgaduud, wuxuuna dhexmarayaa labo maleeshiyo beedeed oo halkaas...

Xaaf iyo Shiikh Shaakir oo lagu soo dhoweeyey Koonfurta Gaalkacyo (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) iyo Madaxa xukuumadda maamulkaasi Sheekh Axmed Shaakir Cali Xasan ooe hoggaamiya Garabka Galmudug ee fadhigiisu yahay magaalada Dhuusamareeb...

Senataro ka tirsan Aqalka sare oo jawaab kulul siiyey Madaxweynaha Galmudug (Akhriso)

Xildhibaano ka tirsan Aqalka Sare ayaa jawaab kulul ka bixiyey eedeymo kaga timid madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale geelle Xaaf taasoo aheyd inay fara gelin...