Sunday, March 24, 2019

Xubno katirsanaa Kooxda Daacish oo Xukun lagu riday (Daawo Sawirada)

Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida dowlada Soomaaliya ayaa saakay xukun xabsi ah ku riday labo nin oo lagu helay in ay xubno...

Inta badan taliyeyaashii Saldhigyada Booliska Muqdisho oo la bedelay (Magacyada)

Toban ka mid ah Taliyeyaasha Saldhigyada Booliska degmooyinka gobolka Banaadir ayaa caawa xilalka laga qaaday, ka dib qaraxyadii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. Dhamaan taliyaasha...

Taliye cusub oo loo magacaabay qeybta Booliska Waliyow cadde

Taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa xilalkii ka qaaday taliyaha qeybta Waliyow Cadde ee G/Banaadir iyo qaar ka mida taliyeyasha Booliska degmooyinka Gobolka Banaadir. Taliyaha Ciidamada...

Khayre oo kulan deg deg ah isugu yeeray taliska AMISOM & Xoogga dalka (Daawo...

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kulan deg deg ah isugu yeeray Taliska Howl-galka AMISOM iyo dawladaha Soomaaliya...

Dowlada Soomaaliya oo tacsi u dirtay shacabka iyo Xukuumada Ciraaq (Akhriso)

WAR-SAXAAFADEED Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa Xukuumadda iyo shacabka aanu walaalaha nahay ee Ciraaq iyo ehellada dhibanayaasha doonta dalxiis...

(Akhriso) Wasaarada amniga oo beenisay qoraal lagu faafiyey baraha bulshada

War ka soo baxay Wasaaradda amniga gudaha ee xukuumada Soomaaliya ayaa lagu beeniyey qoraal lagu baahiyey baraha bulshada oo la sheegay inuu Wasaarada ka...

(Daawo Sawirro) Wararkii ugu dambeeyey qaraxyadii maanta ka dhacay Muqdisho

Ugu yaraan 15 ruux ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen Qaraxyadii maanta lagu weeraray Wasaaradda Shaqadda iyo Arrimaha Bulshadda ee Xukuumadda Soomaaliya sida ay...

Madaxweyne Farmaajo oo War kulul ka soo saaray weeraradii maanta ka dhacay Muqdisho

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si kulul uga hadlay Qaraxyadii iyo weeraradii kale ee maanta ka dhacay magaalada Muqdisho Farmaajo ayaa dhammaan dadkii ku...

RW Kheyre oo xaqiijiyay Geerida Wasiir kuxigeen katirsanaa Xukuumadiisa kana tacsiyadeeyay

War Saxaafadeed goordhaw kasoo baxay Xafiiska Ra'isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya ayaa lagu xaqiijiyay in Wasiir kuxigeenkii Wasaarada Shaqada iyo Shaqaalaha Soomaaliya Xildhibaan Saqar  Ibraahim Cabdalla...

Qarax kale oo maanta Muqdisho ka dhacay iyo Xildhibaan ku dhaawacmay

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya qarax khasaaro geestay oo maanta ka dhacay agagaarka Ex-Control Afgooye gaar ahaan Wadada laamiga ah ee aada Xaafada...

LAST WEEK NEWS