Tuesday, May 7, 2024

(Sawirro) RW Rooble oo Magaalada Baydhabo ka bilaabay kulamo wada-tashi ah

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kulamo wadatashi ah kula qaatay magaalada Baydhabo odayaasha iyo duubabka dhaqanka Koonfur Galbeed ayaa...

Boqor Salman oo qadka telefanka kula xiriiray Erdogan & Sacuudiga oo bilaabay..

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa kala hadlay boqor Salmaan-ka Sacuudiga sidii lagu xoojin lahaa xiriirka labada dal, oo aad u xumaaday wixii ka...

Muxuu Tedros Adhanom kaga jawaabay eedeyntii kaga timid dowlada Itoobiya?

Madaxa Ha'yadda Caafimaadka Adduunka Dr. Tedros Adhanom ayaa beeniyay eedeymo uu u jeediyay taliyaha guud ee ciidamada militeriga Itoobiya kaasoo sheegay inuu TPLF ka...

Eritrea: “TPLF waxay gobolka Tigray ee Waqooyiga Itoobiya ka wadaa ficillo Sheydaan”

Dowladda Eritrea ayaa markii ugu horeysay war ka soo saartay xaaladda dagaal ee ka taagan dalka Itoobiya maalmo kaddib markii ay xoogagga gobolka Tigray...

Madaxweyne Macron oo 15 cisho u qabtay Golaha Muslimiinta Faransiiska

Madaxweynaha Faransiiska, Emmanuel Macron, ayaa ku amray madaxda muslimiinta dalkiisa inay aqbalaan sharci loo bixiyey (Axdiga muhiimadda Jamhuuriyadda), kaasoo qeyb ka ah ololaha lagula...

Madaxweyne Trump oo Shaqada ka eryay sargaal kahor yimid hadalo uu sheegay !!

Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa shaqada ka eryay sargaal katirsanaa guddiga doorashada Mareykanka ,oo kahor yimid sheegada Madaxweynaha oo aheyd in doorashada la...

Abiy Axmed oo sheegay iney dhamaatay mudadii loo qabtay TPLF, kuna dhawaaqay..

Raisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay inay dhamaatay 3dii maalmood ee loo qabtay inay isku soo dhiibaan ciidamada TPLF ee dagaalka kula jira...

Madaxweyne Trump oo qaadaya talaabo culeys weyn ka dejineysa Al-Shabaab

Sida ay baahiyeen warbaahinta Maraykanka Madaxweyne  Trump ayaa lagu wadaa inuu amar ku bixiyo in ciidamo dheeraad ah laga soo saaro dalalka Afghanistan, Ciraaq...

Joe Biden oo qorsheynaya inuu qaado talaabo ku cusub taariikhda Maraykanka

Madaxweynaha la doortay Mareykanka Joe Biden ayaa qorsheynaya inuu qaado tallaabo ku cusub taariikhda Maraykanka oo ah inuu haweeney u magacaabo inay noqoto Xoghayaha...

Madaxweyne Trump oo markii ugu horeysay qirtay in doorashada looga guuleystay

Madaxweyne Trump ayaa qirtey markii ugu horeysay in ninka la tartamaya ee Dimuqraadiga ah Joe Biden uu ku guuleystey doorashadii madaxweynenimada Mareykanka. Balse wuxuu ku...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs