Tuesday, April 30, 2024

Iran oo shaacisay magaca iyo Sawirka nin lagu tuhmayo Weerarkii Xarunta Nukliyeerka

Waxaa dhawaan weerar khasaaro xoogan uu kasoo gaaray xarunta Nukliyeerka Natanz uu ka dhacay dalka Iran, waxaana weerarkan dowlada Iran ku tuhmeysaa in ay...

Mid ka mid ah dagaaladii ugu waqtiga dheeraa caalamka oo la soo afjarayo

Madaxweyne Biden ayaa xaqiijiyey Mareykanka ayaa sii wadi doona inuu taageero Afghanistan ka dib marka uu kala baxo ciidamadiisa. Xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka, Antony Blinken,...

Madaxweyne Biden oo fasaxay Mashruuc hub iyo diyaarado looga iibinayay Dowlad Carbeed

Madaxweynaha dowlada Mareykanka Joe Biden ayaa fasaxay mashruuc balaaran oo hub kala duwan looga iibinayo dowlada Imaaraadka Carabta, mashruucan ayuuna horey u hakiyay Madaxweynaha...

Iran oo ku hanjabtay aargoosi kadib weerar lagu qaaday xarun Nukliyeerka lagu farsameeyo

Dowlada Iran ayaa shaacisay in ay qaadi doonto talaabo ay uga aargudaneyso weerar  dhinaca internetka ah oo lagu qaaday xarun dhulka hoostiisa ku taal...

Maxaa ka jira iney Israel weerartay Xarunta Nukliyeerka Iran ee Natanz? (Sawirro)

Shil ka dhacay xarunta Nukliyeerka Iran ee Natanz ayaa waxaa sababay ficil argagixisanimo nukliyeer ah, waxaa sidaas sheegay madaxda Nukliyeerka Iran Ali Akbar Salehi. Salehi...

Sacuudiga oo xukun daldalaad ah ku fuliyey Saddex askari oo lagu eedeeyey..

Sacuudi Carabiya ayaa xukun dil ah ugu fulisay saddex askari “khiyaano qaran”, waxaa sidaas sheegtay wasaaradda gaashaandhigga, oo ku eedeysay inay la jirsadeen cadow...

Ra’isul Wasaaraha UK oon ka qeyb gali doonin aaska amiir Philip iyo Sababta keentay

Sabtida soo socota ayaa lagu wadaa in aas kooban loo sameeyo Amiir Philip oo ahaa ninka qaba Boqorada UK kaa oo geeriyooday jimcihii lasoo...

(Sawirro) Dagaal qaraar oo gobolka Ma’rib ku dhexmaraya Xuutiyiinta & ciidanka dowlada

Dagaalka loogu jiro gacan ku heynta gobolka muhiimka ah ee Marib ee dalka Yemen ayaa sii xoogeystay, iyadoo 24-kii saac ee la soo dhaafay...

Nin dhigay rikoor cusub oo dhinaca neef isku celinta ah !! (Daawo Sawirro)

Budimir Buda Šobat, oo ah 54 jir kasoo jeeda dalka Croatia ayaa sameeyey rikoor cusub kaddib markii uu awooday inuu isku celiyo neefta muddo...

Israel oo qarxisay Markab basaas u ahaa Iran oo marayey Badda cas (Daawo Sawirro)

Markab ay leedahay dow Iraan oo marayay xeebaha Badda Cas ee dalka Yemen ayuu qarax qabsaday Sida ay xaqiijisay Wasaaradda Arrimaha dibadda ee Iran. Markabka...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs