Thursday, May 2, 2024

Gabar Dhaqan wanaaga Saaxiibteed oo Muslimad ah awgeed Islaamka ku noqotay (Sawirro)

Haweeney u dhalatay dalka Faransiiska oo dalxiis ku joogtay magaalada Tekirdağ, waqooyiga Turkiga ayaa qaadatay diinta Islaamka, kaddib markii ay la dhacday hab dhaqanka...

Maxkamada sare ee Yurub oo riday xukun ka farxiyey Qaxootiga qaarada ku nool

Maxkamada sare ee Midowga Yurub ayaa soo saartay go'aan quseeya qaxootiga ku sugan wadamada Yurub ee heysta Sharciga deganaanshaha. Xukunka Maxkamada ayaa dhigaya in qofka...

Ciidanka Ukraine oo guulo ka gaaray dagaalka ay kula jiraan Ruushka (Sawirro)

Ciidamada Ruushka ayaa ka tagay saldhigii ugu weynaa ee ay ku lahayd waqooyi bari Ukraine si lama filaan ah ka dib markii ciidamada Ukraine...

Haweeney Soomaali ah oo doorasho kaga guuleysatay ganacsade Maraykan ah (Sawirro)

Haweeney Soomaali ah ayaa loo doortay xubin ka tirsan golaha degaanka ee South Portland City ee dalka Mareykanka. Deeqa Dhalac ayaa ka guuleysatay nin ganacsade...

Ruushka oo dhalasho siiyay Nin sir badan ka faafiyay Mareykanka si weyna u raadinayaan

Dowladda Ruushka ayaa dhalashada dalkeeda siisay 75 qof oo ajaanib ah oo dalkaasi kunool, kuwaa oo ay ku jiraan dad si weyn u baadigoobayaan...

Haweeney afduub loo heystay 37 sano oo dib u heshay xoriyadeeda (Daawo Sawirro)

Booliska dalka Argeintina ayaa xoog ku soo furtay Haweeney u dhalatay dalkaas oo 1980kii ay qabsadeen kooxaha dadka tahriibiya waxayna 37 sano ka dib...

Ciidanka Ruushka oo afduubtay Mr. Valeriy Martynyuk & Ukraine oo ka qeylisay

Ku xigeenka madaxa warshada tamarta Nukliyeerka ee Zaporizhzhia ee dalka Ukrain, ayaa waxaa afduubtay ciidamada Ruushka, waxaana lagu hayaa meel aan la garanayn, sida...

Madaxweynaha Mareykanka oo ku hanjabay in uu burburin doono dhaqaalaha Turkiga hadii…

Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa hanjabaad culus hawada usoo mariyay dowlada Turkiga, xili labada dal isku fahmi la yihiin qadiyada xoogaga Kurdiyiinta ee...

Booliiska Kenya oo soo saaraya Meydka haweeney labo sanno kahor geeriyootay iyo Wadaad lagu...

Maxkamad kutaalla dalka Kenya ayaa fasaxday in qabriga laga soo saaro oo baaritaano cusub lagu sameeyo meydka haweeney lagu magacaabo Luftunisa Kwandwalla, oo ah ...

Qarax goor dhow ka dhacay Nairobi iyo Wararkii ugu dambeeyey (Daawo Sawirro)

Qarax ayaa la soo sheegayaa inuu goor dhow ka dhacay Magaalada Nairobi ee dalka kenya kaasoo geystay Khasaare nafeed. Warbaahinta Kenya ayaa sheegaya in qaraxan...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs