Monday, January 20, 2020

Axmed Madoobe oo ka digay arrimo lidi ku ah amniga Kismaayo oo laga soo...

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam maanta dib ugu laabtay magaalada Kismaayo ka dib muddo toddobaadyo ah oo uu ku sugnaa magaalada Nairobi isagoo...

Wakiilka QM ee Somalia oo ka digay hanaanka ay ka socoto doorashada Jubbaland

Ergayga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa digniin ka soo saaray qaabka ay ku socdaan geeddi socodka doorashooyinka Jubbaland. Qoraal uu James Swan...

(Akhriso) Jubbaland oo amaro ku soo rogtay Musharaxiinta doorashada Madaxweynaha

Golaha Amniga dowlad goboleedka Jubbaland ayaa soo saarey qodobo laamaha amniga ee Jubbaland lagu farayo sugidda Amaanka, sidoo kalena Musharaxiinta u taagan doorashada xilka...

Shariif Xasan: “Waa nasiib saro in hawadii Somalia laga dhigo xabad shacabka lagu dhibaateeyo”

Madaxweynahii hore ee Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay iney Kismaayo u tageen sidii ay dadka reer Jubballand ula qaybsan lahaayeen...

Wararkii Ugu Dambeeyay Iska hor imaad ka dhacay Garoonka Diyaaradaha Kismaayo iyo Xiisad…

Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in maanta galinkii dambe iska hor imaad khasaaro dhaliyay uu ka...

Amaro lagu soo rogay Gaadiidka isticmaala Wadooyinka Kismaayo (Daawo Sawirada)

Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ayaa laga mamnuucay in ay maraan gaadiidka aan laheyd sumada ama taarikada, waxaana dadka aan gaadiidkoodu...

Ciidamada Jubbaland oo si xun ula dhaqmay Dad Kismaayo kusoo dhaweyn lahaa Musharax …

Wararka aan ka heleyno magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in ciidamada amaanka maamulkaasi u diideen in garoonka Diyaaradaha galaan dad doonayay in ay soo dhaweeyaan...

Al-Shabaab duulaan ka soo laabtay oo lagu duqeeyey gobolka Jubada hoose

Faahfaahino ayaa ka soo baxaya Weerar dhinaca cirka ah uu ka dhacay inta u dhaxeysa degaanada Araare, Kobon iyo Muuse Xaaji ee gobolka Jubada...

Jubbaland oo War kulul ka soo saartay sharciga cusub ee doorashada (Akhriso)

Maamulka Jubbaland ee uu hogaamiyo Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa sharci darro ku tilmaamay in golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya uu ansixiyo Sharciga Doorashada,...

Maamulka Jubbaland oo Kismaayo ka soo saaray amar dad badan ka yaabiyey

Dowlad-goboleedka Jubbaland ayaa soo saartay amar mamnuucaya jarista dhirta qoyan iyo qodista waraha aan sharciyeysnayn si baa la yiri looga dheeraado nabaad-guurka degaanka. Wasiirka wasaaradda...

LAST WEEK NEWS

Shabab militants from Somalia may have received help from Kenyans for...

U.S. Africa Command officials believe that al-Shabab militants from Somalia crossed the border into Kenya to conduct an attack on U.S. and Kenyan forces earlier...