Qorshe Muqdisho lagu keenayo Hogaanka Ahlu Sunna oo socda iyo Macalin Maxamuud oo…

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in halkaasi ka socdaan shirar xasaasi ah oo ay leeyihiin Hogaanka sare ee...

Sheekh Shaakir oo goordhaw Warbaahinta loo soo bandhigay kana hadlay arimo muhiim ah

Waxaa goordhaw magaalada Dhuusomareeb warbaahinta loogu soo bandhigay lana hadlay Madaxii hore ee Xukuumada Galmudug Sheekh Shaakir Cali Xasan oo saakay isaga iyo hogaanka...

Hogaanka Ahlu Sunna oo goordhaw laga kaxeenayo Xero Inji iyo Hubkii Ahlu Sunna...

Warar aan ka heleyno magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in Hogaanka Ahlu Sunna ee isku dhiibay ciidanka dowlada Soomaaliya goordhaw laga...

(Daawo Sawirro) Burburka soo gaaray xeradii Inji ee ay ku jireen Masuuliyiintii Ahlu suna

Burbur xooggan ayaa soo gaaray Xerada Inji ee magaalada Dhuusamareeb oo ay ku dagaalamayeen muddo ka badan 24 saacadood ciidamada ahlu suna iyo kuwa...

Hogaamiyaha Ahlu Sunna iyo Sheekh Shaakir oo isku dhiibay Ciidanka dowlada

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in dagaal culus uu xalay ka dhacay magaaladaasi gaar ahaan xarunta Inji ay...

Ciidamo katirsan Ahlu Sunna oo nolosha lagu qabtay iyo Galmudug oo ka hadashay

Ciidamada nabad sugida iyo kuwa booliiska Galmudug ayaa la sheegay in nolosha ku qabteen qaar kamid ah ciidamada Ahlu Sunna ee maanta weerarka ku...

Ciidamo badan oo Diyaarado lagu geeyay Dhuusomareeb iyo Kooxda Ahlu Sunna oo …

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in galabta magaaladaasi ka dageen diyaarado waday ciidamo katirsan booliiska sida gaarka ah...

Madaxweyne hore oo ka hadlay Dagaalka u dhaxeeya Galmudug iyo Ahlu Sunna

Madaxweynihii hore ee maamulka Galmudug Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa baaq nabadeed kasoo saaray dagaalka u dhaxeeya ciidamada Galmudug iyo kuwa kooxda Ahlu Sunna...

(Video) Dagaalkii ka socday Dhuusamareeb oo xoogeystay iyo duqeyn culus oo ka socota

Waxaa sii xoogeystay wixii ka dambeeyey duhurnimadii maanta dagaalo culus oo saaka ka bilowday magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud kuwaasoo dhexmaraya ciidamada dowlada iyo...

Dagaal ka dhacay Guriceel & Wararkii ugu dambeeyey xaalada Dhuusamareeb

Dagaalo ayaa ka dhacay degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud kuwaasoo wararku sheegayaan iney dhexmareen Ciidanka Dowladda iyo kuwa Ahlusunna Dagaalkan oo sida muuqata daba dagaalo...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs