Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Masuuliyiin kale oo gaaray magaalada Baydhabo

Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya waxaa gaaray Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye iyo xubno kale oo katirsan labada...

Wararkii ugu dambeeyay Dagaal ka qarxay Baydhabo kadib xarigii Abuu Mansuur

Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya waxaa  ka socdo dagaal u dhaxeeya ciidamo dowlada dhawaan geysay magaaladaasi iyo ciidamo kale...

Madaxweyne Laftagareen oo kulamo ka wada Magaaladda Kismaayo (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa Magaalada Kismaanyo kulan kula qaatay Qeybaha kala duwan Bulshada Jubbaland ee ku nool...

Idaacad kutaala Baraawe oo amar layaab leh lagu soo rogay iyo masuul kahor yimid...

Maamulka magaalada Baraawe ee caasimada Koonfur Galbeed ayaa ku amray idaacad kutaala magaaladaasi in ay joojiso in ay wararka iyo barnaamijyada kale ee ka...

Sheekh Aadan Madoobe oo wareejiyay Lacag lagu xalinayay Dhacdooyinkii Baydhabo (Sawirro)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa maanta soo xiray wajiga koowaad ee shirka dib u heshiisiinta KGS oo...

Safiirka Itoobiya ee Somalia oo tagay Baydhabo, lana kulmay Laftagareen (Sawirro)

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka Madaxtooyadda ee Magaalada Baydhabo ku qaabilay Safiirka Dowlada Itoobiya u fadhiya Soomaaliya Amp...

Qaraxyo culus oo laga maqlay Magaalada Marko iyo Wararkii ugu dambeeyey

Qaraxyo khasaare dhaliyay ayaa ka dhacay Magaalada Marko ee xarunta gobolka Sh/hoose wax yar ka dib markii ay saaka Ciidamada dowladda Soomaaliya oo aad...

Wakiilo katirsan Beesha Caalamka oo tagay Baydhabo lana kulmay Lafta Gareen (Sawirro)

Waxaa maanta magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed gaaray Wakiilo katirsan beesha caalamka oo hogaamineysay  Kuxigeenka Koowaad ee wakiilka gaarka ah...

Al Shabaab oo soo bandhigtay Wariye ka tirsanaa mid kamid ah Telefishinada Soomaalida (Sawirro)

Xarakada Al Shabaab ayaa deegaan katirsan gobolka Baay kusoo bandhigtay wariye katirsanaa Telefishinka maamulka Koonfur Galbeed , kaa oo la sheegay in uu si...

Colaad lix sano aafeysay Magaalo ku taala Koonfurta Somalia oo la soo afjaray (Daawo...

Guutada 14-ka Oktoobar ee Ciidanka Xoogga Dalka ayaa ku guuleystay in lakala qaado Maleeshiyo beeleed muddo 6 sano ah isku hor fadhiyay magaalada Marko...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs