Tuesday, May 7, 2024

Waa sidee caawa xaaladda Magaalada Baydhabo ? (Wararkii ugu dambeeyey)

Waxaa yara degan caawa xaalada magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ka dib markii ay hareeyeen rabshado maalintii sadexaad galay oo looga soo horjeeday xariga...

Sidee maanta looga ciiday Magaalada Baydhabo ee gobolka Bay? (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Gudoomiyaha Baarlamanka Koonfur Galbeed Mudane Cali Saciid fiqi ayaa Salaada Ciidul Fidriga Madaxtooyada...

Maxaa ka dhacay saldhiga ciidamada Gorgor ku leeyihiin degmada Aw-Dheegle?

Al-Shabaab ayaa saaka waaberigii weerar madaafiic ah ku qaaday Saldhig Ciidamada xoogga dalka ku leeyihiin degmada Awdheegle ee gobolka Sh/Hoose. Dadka degaanka ayaa sheegay inay...

Ciidamada Dowlada oo Nolosha ku qabtay saraakiil iyo Dagaalyahano katirsan Al Shabaab

Warbaahinta ku hadasha afka ciidamada qalabka sida ee dowlada Soomaaliya ayaa baahisay in howlgal ay fuliyeen ciidanka milatariga Soomaaliya gaar ahaan qeybta 60-aad lagu...

Dowlada Itoobiya oo ka carootay talaabo uu qaaday Maraykanka, kana dalbatay..

Itoobiya ayaa ka dalbatay Mareykanka inuu xiriir diblomaasiyadeed oo toos ah la sameeyo halkii uu Kenya kala hadli lahaa arrimo khuseeya dalkooda Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha...

Madaxweyne Laftagareen oo lagu soo dhoweeyey degmada Diinsoor (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed(Laftagareen), iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray Degmada Diinsoor ee Gobolka Bay. Laftagareen iyo xubnaha kale ee...

Dhimashada qaraxyadii Baydhabo oo sii kordheysa & Mukhtaar Roobow oo.. (Daawo Sawirro)

Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo waxaa sii kordheysa tirada dadka ku naf waayey qaraxyadii xalay maqribkii ka dhacay magaaladaas. Sida ay...

Koonfur Galbeed oo kahor timid Jadwalka Dhaarinta Xildhibaanada labada Aqal

War saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyadda maamulka Koonfur Galbeed ayaa looga hor yimid Jadwalkii dhaarinta Xildhibaanada dooran ee labada Aqal ee kasoo baxay guddiga Doorashada. Koonfur...

Doorasho saakay lagu wado in ay ka dhacdo magaalada Baydhabo

Waxaa saakay lagu wadaa in magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ka dhacdo doorashada kursi ka banaan golaha Shacabka Baarlamaanka...

(Sawirro) Wafdi uu horkacayo Guddoomiyaha Baarlamanka Somalia oo gaaray Xudur

Guddoomiyaha golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Mukhtaar Sheekh C/raxmaan iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa Maanta gaaray Magaalada Xuddur ee Gobolka Bakool. Mursal ayaa waxaa...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs