Saturday, May 4, 2024

Hirshabelle oo Maamul Cusub u Magacaabay Degmooyinka Buuloburte iyo Jalalaqsi (Digreeto)

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa xilalka ka qaaday Gudoomiyaasha Degmooyinka Buuloburte iyo Jalalaqsi, waxa...

Ciidamada Amaanka oo fuliyay howlgal lagu qabtay Sargaal katirsan Al Shabaab

Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya oo garab ka helayay ciidamo Mareykan ah ayaa xalay howlgal qorsheesan waxa ay ka fuliyeen deegaanka Basra ee duleedka degmada Balcad. Ciidamada...

Khilaaf xoogan oo soo lala dhax galay Gudoomiye Yuusuf Axmed Hagar iyo kuxigeenkiiisa

Wararka aan ka heleyno magaalada Baladweyne ayaa sheegaya in khilaaf xoogan uu soo kala dhax galay Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) iyo kuxigeenkiisa...

Abaanduulaha Ciidanka XDS oo gaaray degmada Buulo Burde (Daawo Sawirro)

Saraakiil uu hoggaaminayo Abaanduullaha  Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed S/Gaas Odawaa Yuusuf Raage ayaa maanta gaaray degmada Buulo-Burde ee gobolka Hiiraan. Abaanduulaha iyo Saraakiisha la socota...

Daawo Sawirada: Waare oo Beledweyne Ku Qaabilayay Wafdi Ka Socday Midowga Africa

Wafdi ka ka socda Guddiga Nabadgalyada iyo amniga Midowga Afrika ayaa soo gaaray magaalada Beledweyne, iyadoo Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle  Maxamed Cabdi Waare iyo Golihiisa...

Sargaal katirsan maamulka Hirshabelle oo Dil argagax leh xalay ka geestay Jowhar

Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee caasimada Maamulka Hirshabelle ayaa sheegaya in Maareeyihii garoonka Diyaaradaha Jowhar xalay dil laga argagaxay u geestay xaaskiisa. Sida aan...

Abaandulaha Ciidanka Xoogga dalka oo gaaray Magaalada Beled-weyne (Daawo Sawirro)

Saraakiil uu horkacayay abaandulaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaliyeed Generaal Odawaa Yuusuf Raage oo ay qeyb ka ahaayeen xubno ka socday Xafiiska Ra’iisal wasaaraha iyo...

Faahfaahin Weerarkii ka dhacay duleedka Balcad & Taliye caan ah oo ku dhaawacmay

Faahfaahino ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar jidgal ah oo lagu qaaday Ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka oo ka yimid magaalada Jowhar...

Al Shabaab oo Weerar gaadmo ah ku qaaday ciidamo katirsan Milatariga Soomaaliya

Dagaalyahno katirsan Al Shabaab ayaa weerar dhabo gal ah ku qaaday kolonyo gaadiid ah ay wateen ciidamo katirsan Milatariga Soomaaliya oo marayay inta u...

Nabadoon caan ah oo caawa lagu dilay Beled-weyne & Wararkii ugu dambeeyey

Magaalada Belad-weyne ee gobolka Hiiraan ayaa waxaa caawa lagu dilay mid ka mid ah nabadoonada caanka ah ee magaaladaas ka dib  markii ay weerar...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs