Monday, April 29, 2024

Duqeyn lala beegsaday Al-Shabaab & dowlada Somalia oo War ka soo sartay

Dowlada Soomaaliya ayaa war ka soo saartay duqeyn xalay ciidamadeeda oo kaashanaya kuwa Maraykanka ka fuliyeen degaanka Kuunyo-barow ee gobolka Sh/hoose. Hoos ka akhriso war-saxaafadeedka...

Barakac xoogan oo ka bilowday Mandhera iyo dagaalo mar kale laga cabsi qabo

Magaalada Mandhera ee ku taalla xadka dalalka Kenya iyo Soomaaliya ayaa la sheegay in dad badan ay halkaas ka barakacayaan saaka, kuwaasoo ka cabsi...

C/wali Gaas oo sanad ka dib ku wajahan Garoowe & Xog ku aadan ujeedka...

Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa maalinta beri oo Sabti ah la filayaa inuu ku laabto Magaalada Garoowe. Gaas oo qoraal...

RW Khayre: “Labo sano ka hor Barwaaqadii aan sheegeynay ayaa Soomaaliya u bilaabatay”

Ra'isal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo ka qeyb ayaa sheegay in Bankiga Aduunka ugu deeqay dowladda Soomaaliya lacag dhan 45 million oo...

Bankiga Adduunka oo soo saaray War culus oo ka farxiyey dowlada Somalia

Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay 30 sano ka dib la soo noqotay hannaan ay ku heli karto taageero cusub oo toos ah oo uga...

Madaxweyne Cagjar oo ka hor yimid sida uu RW Abiy Ahmed uga hadlay dagaalkii...

Madaxweynaha degaanka Soomaalida Mustafa Muxumad Cumar (Cagjar) ayaa sheegay in dagaalkii sanadkii 1977-dii Somalia ku qaaday Itoobiya uu ahaa mid Gumeysiga looga xoreynayey dhulka...

Munaasabad caawa ka socota Villa Somalia & RW Khayre oo ka qeyb galaya (Sawirro)

Xafladda daahfurka munaasabadda 60-sano guurada xornimada iyo midnimada ayaa ka socota caawa beerta qarannimada ee xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo ku taalla xarunta madaxtooyada ee...

Abiy Ahmed oo ciidamada Itoobiya ugu hambalyeeyey guusha dagaalkii Somalia ee 77

Ra'isul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa hambalyo u diray Muwaadiniinta Itoobiya sida ay uga qeyb qaateen jabkii ciidamadii ku soo duulay ee Soomaaliya ugu...

Dhaxal-sugaha dalka Imaaraadka Carabta oo laga helay cudurka Coronavirus

Sida uu qoray wargeyska Daily Sabah ee ka soo baxa Turkiga, oo soo xiganaya warbaahinta Israel, dhaxal-sugaha dalka Imaaraadka Carabta Mohamed Bin Zayed ayaa...

Marwada 1aad ee dalka oo dhagax dhigtay Mashruuc laga hirgelinayo Baraawe (Sawirro)

Marwada Koowaad ee dalka Marwo Saynab Cabdi Macallin oo uu wehelinayo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa si wada...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs