Taliyihii sirdoonka Al-Shabaab ee gobolka Sh/hoose & ilaaladiisa oo la qabtay

Ka dib howlgalo amniga lagu xaqiijinayo oociidanka Xoogga dalka ka sameeyeen degaanka Janaale iyo nawaaxigiisa ayay ku soo qabteen taliyaha sirdoonka Al-shabaab u qaabilsanaa...

Dowlada Somalia oo lagu dhaliilay duulimaadyada ay mudada kooban fasaxday

Qeybaha kala duwan ee bulshada intooda badan ayaa dhaliilay go'aankii maanta ka soo baxay DF ee mudada labada cisho ah lagu fasaxay duulimaadyada caalamiga...

Wasiir Beyle oo shaaciyey xiliga IMF ku dhawaaqeyso cafinta deynta Soomaaliya

Wasiirka wasaaradda maaliyadda xukuumadda federalka Soomaaliya Cabdiraxaan Ducaale Beyle oo maanta shir jar’id warbaahinta u qabtay ayaa waxa uu sheegay in 25-ka bishan hey’adda...

Wasaarada Caafimaadka DF oo karantiilaysa dadka ka yimaada 14 dal (Akhriso)

WAR-SAXAAFADEED Wasaaradda Caafimaadka & Daryeelka Bulshada iyada oo tixraacaysa war-saxaafadeedkii ka soo baxay Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya 21/03/2020 oo lagu...

Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab oo lagu laayey gobolka Lamu ee dalka Kenya

Miletariga Kenya ayaa sheegay inay dileen 12 dagaakyahan oo ka tirsanaa Al-Shabaab midna ay qabteen ka dib markii ay weerar ku qaadeen fariisin ay...

(Sawirro) Maamulka G/Banaadir oo kulan ka yeeshay ka hortaga xanuunka COVID-19

Shirkii todobaadlaha ee Maamulka Guud ee Gobalka Banaadir ayaa ka qabsoomay Xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar. Kulanka ayaa waxaa looga hadlay Doorka uu Maamulka...

Tirada dadka uu Coronavirus ku dilay Talyaaniga oo ka sare martay Shiinaha

Xanuunka coronavirus ayaa dalka Talyaaniga ku dilay dad ka badan inta uu ku dilay dalalka kale ee caalamka, kadib markii maalin keliya ay dalkaas...

Dib u dhiska garoonka Stadium Muqdisho oo heer gebogebo ah maraya (Sawirro)

Dib u dhis xooggan oo mudooyinkan ka socday garoonka ciyaaraha ee Muqdisho Stadium ayaa soo gaaray heer gebogebo ah. Garoonka oo dhowr bilood ka hor...

Wasaarada Caafimaadka oo ka hadashay xaalada dadkii Muqdisho lagu karantiilay

WAR-BIXIN MAALINLE AH: Corona (COVID-19) 19 Maarso 2020 • Ilaa iyo maanta ma jirto wax xaalad cusub ah oo la xiriirta cudurka Corona oo laga helay...

Ciidanka Xoogga dalka oo sii siqaya degmooyin hor leh oo ka tirsan Sh/hoose

Sida ay baahisay warbaahinta dowlada Al-Shabaab ayaa bilaabay inay isaga cararaan Degmooyinka kuntuwaareey iyo Sablaale ee gobolka Sh/hoose kadib markii ciidanka Xoogga dalka ay...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs