Friday, April 26, 2024

Natiijada doorashooyinkii ka dhacay Itoobiya oo la shaaciyey iyo Xisbiga talada haya oo..

Guddiga doorashooyinka Qaranka ee dalka Itoobiya ayaa shaaciyey natiijada doorashada dalkaas ka dhacday 21-ka bishii June ee sanadkan ee loogu tartamaayey kuraasta baarlamanka. Guddiga ayaa...

(Sawirro) Guddiga doorashada heer federaal oo hal arrin ka balan-qaaday Musharaxiinta

Waxaa caawa Magaalada Muqdisho kulan xasaasi ah ku yeeshay guddiga doorasada heer federaal iyo xubno metelayey Midowga musharaxiinta Madaxweynaha oo socda ee Somalia. Kulanka labada...

Madaafiic goor dhow lagu weeraray Villa Soomaaliya iyo xaafado ku dhow

Abaare 9:00 fiidnimo ee caawa ayaa waxaa qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho laga maqlay daryanka madaafiic ku dhacay qeybo ka mid ah magaalada. Wararka...

Cumar Filish oo amar & digniin siiyey Shirkadaha ka shaqeeya qeybinta Udxiyada

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa la kulmay Wasiirka Wasaarada Diinta & Awqaafta iyo Hey’addaha ka...

Khilaafkii Siyaasiyiinta gobolada woqooyi ee DF oo mar kale soo labo kacleeyey ka dib...

Waxaa mar kale dib u soo labo kacleeyey Khilaafkii Siyaasiyiinta labada garab ee Gobolada Waqooyi ugu jira DF ka dib markii uu kala jabay...

Haween ka tirsan Muslimiinta India oo lagula kacay xad gudub caro badan dhaliyey

Booliiska dalka India ayaa bilaabay in ay baaraan sida toboneeyo dumar Muslimiin ah si been abuur ah loogu xaraashay dhanka internet-ka iyaga oo aan...

Muxuu Rooble ku soo arkay xeryaha ciidamada Xoogga dalka ee Garbahaarey? (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo booqasho ku tagay maanta magaalada Garbahaarey ee gobolka Gedo ayaa booqday xeryaha ciidamada DF...

Maxay ka wada hadleen RW Rooble iyo saraakiisha ciidamada Kenya? (Sawirro)

Ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble ee uu wehliyo  Wasiirka Gaashaandhigga, xukumadda federalka Soomaaliya  Xasan Xaaji, ayaa maanta Magaalada Kismaayo kula kulmay taliyeyaasha sare ee...

RW Rooble oo saacadaha soo socda ku wajahan Magaalo kale oo ka tirsan Jubbaland

Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Somalia Maxamed Xuseen Rooble oo maalmahan ku sugnaa magaalada Kismaayo ayaa saacadaha soo socda ku wajahan Magaalada Garbahaarey ee Gobolka Gedo. Wararka...

Gaari ay la socdeen dad shacab ah oo miino kula kacday degaanka Bacaadweyn

Qarax miino ayaa saaka qabsaday gaari caasi ah oo marayey degaanka Qeycad oo ka tirsan gobolka Mudug kaasoo geystay khasaare nafeed. Laba qof oo shacab...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs