Saturday, August 8, 2020

Hooyo & wiil ay dhashay oo ka mid noqday dadkii ku dhintay Qaraxii maanta

Saameynta murugada leh ee uu reebay qaraxii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ee lala beegsaday Baar Italia oo u dhow Muqdisho Mall, degmada Xamar-weyne...

Wasiir Beyle oo la kulmay danjire todobaad ka dib sxafiiska baneynaya (Daawo Sawirro)

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta la kulmay Safiirka Britain ee Soomaaliya Mr. David Concar oo ku jira todobaadkiiisii ugu...

Daawo Sawirro cusub oo laga soo qaaday Qaraxii Muqdisho iyo Al Shabaab oo ka...

Qarax aad u xoogan oo khasaaro kala duwan dhaliyay ayaa  barqadii maanta ka dhacay afaafka hore ee Maqaayada Baar Italia oo ku dhaw xarunta...

Wararkii Ugu Dambeeyay Qaraxii goordhaw ka dhacay Muqdisho (Daawo Sawirada)

Qarax aad u xoogan oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa ka dhacay meel ku dhaw Dhismaha Muqdisho Mall oo ku...

Ciidamada amaanka oo Muqdisho ku qab qabtay Mootooyin badan iyo Masuul ka hadlay

Magalaada Muqdisho maalmihii lasoo dhaafay waxaa ka socday howlgalo lagu qab qabanayay mootooyinka labada lug ku socda ee loo yaqaan Fekon, kuwaa oo la...

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galay shirka xoojinta amniga & Caddaaladda dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo), ayaa maanta guddoomiyay shirka Todobaadlaha ah ee Tubta amniga iyo Caddaaladda oo looga hadlay dardar-gelinta...

Darawal Bajaajle ahaa oo lagu dilay Muqddisho iyo faahfaahino ka soo baxaya

Askari ka tirsan ciidanka dowladda ayaa toogasho ku dilay saacado ka hor nin darawal ka ahaa Mooto bajaaj uu soo raacay. Falkan ayaa ka dhacay...

Gudoomiye degmo oo xilka laga qaaday iyo Mid cusub oo lagu bedelay (Akhriso)

Wasiirka Arrimaha gudaha ee Maamulka Hirshabelle Maxed Cali (Caadle) ayaa Wareegto uu soo saaray ku sameeyay xil ka qaadis gudoomiye degmo ka tirsan gobolka...

Maxay ka wada hadleen Wasiir Beyle & danjire Donald Yamamoto? (Daawo Sawirro)

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta la kulmay safiirka Mareynkanka ee Soomaaliya Danjire Donald Yamamato. Wasiir Beyle ayaa sheegay in...

Daawo Sawirada: Dhismaha Xabsiga Guud ee Muqdisho oo La Dhamaystiray

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), oo ay wehliyaan taliyaha ciidanka asluubta, xeer ilaaliyaha qaranka iyo wasiirka caddaaladda...

LAST WEEK NEWS

Massive blast in Beirut kills at least 10 people and injures...

A huge explosion near the centre of Beirut killed at least 10 people, injured hundreds and sent shockwaves across the Lebanese capital, shattering windows...