Tuesday, May 7, 2024

DEG DEG: Qarax xoog leh oo goor dhow ka dhacay Magaalada Muqdisho

Qarax xoogan ayaa goor dhow oo fiidnimadii ah abaare 9;40 waxaa laga maqlay magaalada Muqdisho caasimada Somalia. Warar hordhac ah oo ku soo dhacay warqabadka...

Wasiir Xoosh oo jawaab kulul baraha bulshada u mariyey Madaxweynihii hore ee Somalia

Wasiirka Dastuurka xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jabriil ayaa jawaab kulul siiyey madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xildhibaan Xasan Sheekh Maxamuud, kadib markii uu dowladda Farmaajo...

Faahfaahin: Saldhig ciidamada Kenya ku leeyihin Jubada hoose oo la weeraray

Dagaal culus oo u dhaxeeyay ciidamo ka tirsan Kenya iyo Al-shabaab ayaa ka dhacay degaan ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose, iyadoo uu ka dhashay...

Cumar Finish oo Muqdisho ka baxay maalin kaddib markii Saaxiibkiis Farmaajo xilka wareejiyay (Sawirro)

Guddoomiyaha gabalkiisa sii dhacayo ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Finish) ayaa maanta safar uga ambo baxay Muqdisho,...

DEG DEG: Qarax xooggan oo goor dhow ka dhacay wadada Maka Al-Mukarama

Waxaa goor dhow oo fiidnimadii ah qarax meelo badan laga maqlay uu ka dhacay agagaarka halka loo yaqaano Tre-biano oo ku taalla wadada Maka...

Dadka wata baasaboor Soomaaliga oo laga hor istaagay inay ka cararaan Sudan

Dagaalka Sudan ayaa maanta dib u qarxay ka dib markii ay dhaqan geli weysay xabad joojin loogu talagalay munaasabadda Ciidda. War ka soo baxay ciidamada...

Axmed Karaash oo tababar u soo xiray ciidamo loogu magac daray Galleyr (Sawirro)

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidamada Daraawiishta Dowladda Puntland oo muddo 6 Bilood...

Qaramada Midoobay oo Shaacisay Khasaaraha ka dhashay Madaafiicdii ku dhacday Xarunta Xalane

Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Haysom ayaa si kulul u cambaareeyay madaafiic khasaaro geesatay oo maanta kusoo dhacday xarunta Xalane oo xafiisyo ku...

(Akhriso) Dowlada Soomaaliya oo digniin kama dambeys ah u dirtay 12 Jaamacadood

Guddiga Qaranka ee Tacliinta sare ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta ee Soomaaliya ayaa maanta soo saaray liiska 12 Jaamacadood oo digniin kama dambeys...

Taliyaha Ciidanka AFRICOM oo booqday xerada Milateriga Bali doogle (Sawirro)

Taliyaha Ciidammada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) Gen. Stephen J. Townsend, ayaa Booqasho ku tagey Xerada Ciidanka Kumandoska Danab ee Bali-doogle oo ku taalla duleedka...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs