Dowlada K/Sudan oo 3 bilood u qabatay ajnabiga ku nool oo ay ku jiraan...

Dowladda Koonfurta Suudaan ayaa amar cusub ku soo rogtay dad ajnabiga ah ee dalkaas ku nool oo ay ku jiraan Soomaalida. War ay soo saartay...

Xidig caan ah oo Sheegay in Madaxweyne Erdogan uu Maleegayo Shirqool Lagu Dilo...

Xidiga caanka ah Enes Kanter oo u dhashay dalka Turkiga kana tirsan kooxda horyaalka kubadda kolayga Maraykanka ee New York Knicks, ayaa shaaca ka...

Masar oo ka cabsi qabta in la sii daayo Wareysi adag oo laga qaaday...

elefishinka CBS ee uu fadhigiisu yahay waddanka Mareykanka ayaa sheegay inuu ku gacan seyray codsi uga yimid dowladda Masar, oo dooneysa inuusan hawada galin...

Hooyada Dhashay Paul Pogba oo xil muhiim ah loo magacaabay

Xiriirka kubadda Cagta ee dalka Guinea ayaa Yeo Moriba oo ah hooyada dhashay ciyaaryahanka Khadka Dhaxe uga Ciyaara Faransiiska iyo Man United ee Paul Pogba...

Ilhaan Cumar oo loo dhaariyey xubinimada Congresska Maraykanka (Daawo Sawirro)

Ilhaan Cumar ayaa si rasmi ah loogu dhaariyey in ay ka mid noqoto mudanayaasha xisbiga demoqraadiga ee Aqalka Wakiilada labada sano ee soo socota,...

Jabhada ONLF oo Jigjiga ka soo saartay go’aan ka farxiyey shacabka taageera

Jabhada xoreynta Ogadenia ee ONLF ayaa maanta ku dhawaaqay inay u xuubsiibatay xisbi siyaasadeed oo ka qeyb geli doono doorashada Dowlad Deegaanka Soomaalida Xoghayaha arrimaha...

Mid ka mid ah jilayaasha ugu caansan aflaamta Hindiga oo geeriyooday (Daawo Sawirro)

Jilaagii caanka ah ee reer Hindiya, Khader Khan oo in muddo ah ku xanuunsanaa dalka Canada ayaa geeriyooday sida uu daabacay wargeyska The Hindustan...

Booliska Kenya oo dil argagax leh ka geystay degmada Mandhera & Xiisad ka dhalatay

Ciidanka Booliska dalka Kenya ayaa Magaalada Mandhera ee gobolka woqooyi bari Kenya ku toogtay Haweeney da’ ahayd oo ka mid ahayd dadka degaanka, ka...

Xuutiyiinta Yemen oo lagu eedeeyey iney ku kaceen fal bani’aadam-nimada ka baxsan

Hay'adda Cunnada Adduunka (WFP) ayaa ku eedeysay fallaagada Xuutiyiinta Yemen inay leexsadaan cunnada gargaarka ah ee ay sida weyn ugu baahan yihiin  shacabka macluulsan...

Dalal ka tirsan caalamka oo u dabaaldegay Sanadka cusub ee 2019 (Daawo Sawirro)

Qaar ka mid ah dalalka caalamka oo uu ka bilowday sanadka cusub ee 2019ka ayaa waxaa ka dhacay dabaaldegyo lagu soo dhoweynayao curashada sanadka...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs