Thursday, May 2, 2024

Internet la’aan Maalintii 3aad ka jirta dalka Itoobiya iyo Sababta ka dambeysa

Dalka Itoobiya oo dhan dadka waxay internet la’aan yihiin maalintii saddexaad ee xiriir ah, taasoo saameyn weyn ku yeelatay heyaddo badan iyo qeybaha bulshada. Arrintan...

Haweeney uu dhalay Boqorka dalka Sacuudiga oo dacwad lagu soo oogay

Dacwada ayaa lagu soo oogay gabadha uu dhalay boqorka Sacuudiga lana dhalatay dhaxal sugaha Boqortooyada dalkaas Maxamed bin Salman. Amiirad Hassa Bint Salman ayaa loo...

Xildhibaan Baarlamanka dhexdiisa ku feeray Xildhibaanad Faadumo oo xabsiga la dhigay

Xildhibaanad Faadumo Geeddi oo ka mida Baarlamaanka Kenya ayaa dawcad ka gudbisay gacan-ka-hadal uu kula kacay Xildhibaanka Rashiid Amiin, kadib markii ay isku qabteen...

Lamaane isku waayay dagaalkii 2-aad ee Adduunka oo 75 sano kadib is helay (Daawo Sawirada)

Lamaane jaceyl baaxad weyn ka dhaxeeyay oo kasoo kala jeeda dalalka Mareykanka iyo Faransiiska ayaa dib u isku helay 75-sano kadib markii ay isku...

Maraakiib lagu weeraray biyaha u dhaxeeya Imaaraadka iyo Iiraan (Daawo Sawirada)

Markab nuuca saliidda qaada oo laga leeyahay dalka Norway ayaa la sheegay in maanta oo khamiis ah lagu weeraray Gacanka Cuman ee u dhaxeeya...

Nin Dilay arday Muslimiin ah oo lagu riday xukun adag (Daawo Sawirro)

Maxkamad kutaala dalka Mareykanka ayaa xukun dil ah ku riday Craig Hicks oo lagu helay dambi ah in uu si ula kac ah u toogtay...

Weerar Khasaaro geestay oo lagu qaaday garoon diyaaradeed oo kuyaala Sacuudiga

Kooxda Xuutiyiinta ee ka dagaalanta dalka Yaman ayaa weerar gantaalo loo adeegsaday maanta oo arbaco ah ku qaaday garoonka diyaaradaha magaalada Abha ee Boqortooyada Sacuudi...

Trump oo si aan ku tala gal aheyn usoo bandhigay Warqad sir u aheyd...

Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa si aan ku tala gal aheyn Warbaahinta ugu soo bandhigay Warqad sir u aheyd oo ay ku qornaayeen...

Sacuudiga oo soo riday Diyaarad ay Xuutiyiin Duqeyn ku geesan rabeen

War maanta oo talaado ah kasoo baxay dowlada Sacuudi Carabiya ayaa lagu sheegay in ciidamada cirka dalkaasi soo rideen diyaarad nuuca aan duuliyaha laheyn...

Iceland oo si xushmad daro ah ula dhaqantay Xulka Qaranka Turkiga

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Turkiga ayaa si xushmad daro ah lagula dhaqmay xili ay ka dageen garoonka diyaaradaha magaalada Reykjavik ee dalka Iceland. Xulka Qaranka Turkiga ayaa...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs