Sunday, May 19, 2024

Madaxweyne Trump oo shuruud ku xiray aqoonsiga natiijada doorashada

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu iskaga tagayo Aqalka Cad haddii Guddiga nidaamka ergada doorashada ay caddeyaan in Joe Biden uu yahay midka...

Nin dad ku laayey Masjidka Quebec oo laga qafiifiyey xukun horey loogu riday

Maxkamad ku taalla dalka Canada ayaa xukunka khafiifisay nin sanadkii 2017 weerar ka fuliyay masaajid ku yaal magaalada Quebec. Alexandre Bissonnette ayaa sanadkii hore lagu...

(Sawirro) Ereyadii ugu dambeeyey ee Diego Maradona & qaabkii uu u geeriyooday

Xiddigii hore ee xulka kubada cagta Argentina Diego Armando Maradona ayaa shalay geeriyooday isagoo ahaa 60 sano jir ah, labo todobaad ka dib markii...

Madaxweynaha Kenya oo u adkeesan waayay aflagaado loo soo mariyay bartiisa Twitterka

Madaxweynaha Kenyatta Uhuru Kenyatta ayaa shaaciyay in uu iska xiray barta uu ku lahaa Twitterka ay ku xirnaayeen dad ka badan 3-milyan oo qof,...

Dowlada Imaaraadka oo xanibaad ku soo rogtay 13 dal oo ay ku jirto Soomaaliya

Dawlada Imaaraatka Carabta ayaa dalkeeda ka mamnuuccday inay tagaan dadka kasoo jeeda 13 wadan oo ay Soomaaliya ku jirto. Qoraal kasoo baxay dawlada Imaaraatka oo...

DEG DEG: Diego Armando Maradona oo geeriyooday isagoo 60 sano jir ahaa

Diego Armando Maradona oo ahaa Xiddigii hore ee xulka kubada cagta Argentina ayaa goordhow geeriyooday isagoo ahaa 60 sano jir ah, labo todobaad ka...

Abiy Axmed oo beesha caalamka uga digay fara gelinta dagaalka ka socda Tigray

Dowladda Itoobiya ayaa ugu baaqday beesha caalamka inaysan isku dayin Tallaabooyin aanan lasoo dhaweeynin oo ku saabsan faragelinta xaaladda dagaalka ka socda gobolka Tigray...

Milateriga Itoobiya oo isku gedaamay caasimada gobolka Tigray ee Makelle

Ciidamada Itoobiya ayaa sheegay inay ku hareereysan yihiin caasimadda Mekelle isla markaana ay isku diyaarinayaan sidii ay weerar kama dambeys ugu qaadi lahaayeen. Waxaan maanta...

Laftagareen oo jawaab kulul siiyey Musharaxiinta shirku uga socdo Muqdisho

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) oo xalay hadal ka jeediyey munaasabad casho sharaf aheyd oo loo sameynayey ra’iisul wasaare Rooble ayaa ka...

Itoobiya oo soo saartay amar cusub oo lagu xirayo ku dhowaad 170 qof

Dowladda federaalka ee Itoobiya ayaa amar ku bixisay in lasoo xiro 167 qof oo lala xiriirinayo dagaalka ka taagan gobolka Tigray. Bayaan kasoo baxay xeer...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs