Friday, April 26, 2024

Eey uu lahaa Madaxweynaha Mareykanka oo Dabeecad xumo looga saaray Aqalka cad

Warbaahinta dalka Mareykanka ayaa aad u hadal haya ey ay lahaayeen Madaxweynaha cusub ee dalka Mareykankla Joe Biden iyo marwadiisa oo maalmo kadib laga...

Boqorada UK oo ka naxday eedihii kasoo yeeray amiir Harry iyo xaaskiisa Meghan

Boqortooyada UK ayaa sheegtay, in eedaha la xiriira midab-takoorka ee ay horraanti todobaadkaan amiir Harry iyo xaaskiisa Meghan sheegeen in lagula kacay, ay yihiin...

Malaayiin Dollar uu xaday nin Masuul ahaa oo dib loogu celinayo dal Afrika kuyaala

Dowlada Britain ayaa shaacisay in dib ugu celineyso dalka Nageria lacag malaayiin Dollar oo la sheegay in ay ku jirto akoono bangiyo kuyaala dalkaasi,...

Haweeney iska furtay ninka Ugu taajirsan Dunida oo Guursatay Macalin Iskuul (Sawirro)

MacKenzie Scott, oo kamid ah haweenka ugu taajirsan Dunida horeyna u kala tageen ninka xiligan caalamka ugu taajirsan ee Jeff Bezos , ayaa guursatay...

Qaraxyo lagu dhamaaday oo ka dhacay dalka Equatorial Guinea (Daawo Sawirro)

Qaraxyo is xigxigay ayaa ka dhacay dalka galbeedka Afrika ku yaalla ee Equatorial Guinea, kuwaasoo ay ku dhinteen ugu yaraan shan iyo toban qof...

Qoraalkii Ugu horeeyay ee lasoo dhigay Twitterka oo Lacag Waali ah lagu iibinayo !!

Qoraalkii ugu horeeyay ee lagu daabacay Shabakada bulshada kuwada xariirto ee Twitter markii la aas aasay ayaa lagu doonayaa in lagu iibiyo lacag malaayiin...

Masar iyo Sudan oo ku baaqay in Heshiis laga gaaro Khilaafka Biyo Xireenka Wabiga...

Dowladaha Masar iyo Sudan ayaa mar kale codsaday in dhax dhaxaadin caalami ah loo helo khilaafka ka taagan buuxinta biyo xireenka ay dowlada Itoobiya...

Amniga xarunta Congresska Maraykanka oo la xoojiyey & khatar soo korortay

Waxaa si weyn loo xoojiyey Ammaanka xarunta Baarlamanka Maraykanka ee loo yaqaan US Capitol, kadib markii la helay warar sheegaya in Khamiista maanta ah...

Baaritaan lagu bilaabay Shirkad bilowday Uruurinta Kaadida Haweenka Uurka leh !!

Shirkad lagu magacaabo Polai oo ka howlgasha dalka Tanzaaniya ayaa bilowday in ay uruuriso kaadida haweenka Uurka leh si ay uga sameyso daawooyin si...

Sawir Farshaxan laga sameeyay Masaajid oo lagu iibsaday lacag Waali ah !!

Suuq Xaraash oo kuyaala magaalada London ee caasimada dalka Ingiriiska ayaa lagu iibiyay lacag waali ah sawir gacmeed Masaajid uu sameeyay Ra''isul Wasaarihii hore...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs