Saturday, May 18, 2024

Diyaarad lagala baxsaday Garoon kuyaala Mareykanka oo bur burtay (Daawo Sawirro)

Nin kamid ah Shaqaalaha Shirkad Diyaaradeed ayaa si lama filaan ah garoonka diyaaradaha ee Seattle ee waddanka Mareykanka waxa uu kala baxsaday diyaarad aysan...

Kenya oo jawaab yaab leh ka gudbisay dacwada badda ee kala dhexeysa Somalia

Kenya ayaa ugu dambeyn gudbisay jawaabtii laga rebay ee dacwada la xiriirta muranka dhinaca badan ah ee kala dhaxeeya Soomaaliya. Sida ay qoreen Warbaahinada caalamka...

Askar ka tirsan Ciidamada Maraykanka oo lagu dilay dalka Afghanistan

Laba ka tirsan ciidamada Mareykanka ayaa lagu dilay maanta oo Jimca ah dalka Afganistaan xilli ay hawlgal ku jireen. Saraakiisha Mareykanka iyo xoogagga uu horseedka...

Itoobiya oo dalkeeda ka ceyrisay todobo ka tirsan shaqaalaha QM (Sababta)

Itoobiya ayaa ilaa todoba howlwadeen oo ka tirsan hay’adaha Qaramada Midoobay ka ceyrisay dalkaas ka dib markii loo jaray warqada (Persona non Grata) Xukuumada  Itoobiya...

Nin Boorso lacag badan ku jirtay helay oo diiday in abaal marin la siiyo...

Nin dhalinyaro ah oo u dhashay dalka Bangaladesh kuna nool magaalada Roma ee caasimada dalka Talyaaniga ayaa soo jiitay indhaha bulshada dalkaasi iyo kuwa...

Abiy Axmed oo si adag uga hadlay Masaajidii lagu gubay Gobolka Amxaarada

Ra'isul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa si kulul u cambaareeyay weerarki lagu gubay sadex masjid ay leeyihiin Muslimiinta oo kuyaalay magaalada Motta ee...

Madaxweyne Trump oo Aqalka cad ka eryey John Bolton iyo sababta ka dambeysa

Madaxwaynaha Mareykanka Donald Trump ayaa shaqada ka ceyriyay la taliyihiisii arrimaha amaanka John Bolton. Trump ayaa sheegay in toddobaadka soo socda uu magacaabi doonto la...

Taalibaan oo si buuxda ula wareegtay Dooxada Panjshir kana taagtay Calankeeda

Dagaalyahanada Taalibaan ayaa dagaal culus oo maalmo socday kadib la wareegtay inta badan gobolka Buuraleyda ee Panjshir oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaayeen xoogag...

Trump: “Qof walba oo Maraykan ah waa inuu u diyaar garoobaa Maalmaha adag ee...

Madaxweynaha Maraykanka ayaa sheegay in shacabka maraykanka ay xiligan ku jiraan mid ka mid ah xiliyadii ugu adkaa taariikhda noloshooda, isagoo ugu baaqay iney...

Madaxweyne Trump oo hanjabaad yaab leh u diray shacabka Maraykanka

Madaxweyne Trump ayaa ka digay in Mareykanka uu wajihi doono burbur dhaqaale oo xoog leh haddii dacwad lagu soo oogo. Madaxweyne Trump oo u warramayey...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs