Sunday, April 28, 2024

Israel oo qarxisay Markab basaas u ahaa Iran oo marayey Badda cas (Daawo Sawirro)

Markab ay leedahay dow Iraan oo marayay xeebaha Badda Cas ee dalka Yemen ayuu qarax qabsaday Sida ay xaqiijisay Wasaaradda Arrimaha dibadda ee Iran. Markabka...

Israa’iil oo Shaacisay waqtiga suurto gal ah ay weerar ku qaadi karaan xarumaha Nukliyeerka...

Maamulka Israa'iil ayaa shaaca ka qaaday suurtogalinimada weerar ay ku qaadaan Jamhuuriyadda Islaamiga ee Iran, gaar ahaan xarumaha qarsoodiga ah ee nukliyeerka ee Iran...

(Sawirro) Israel oo ka hadashay sababta ay u burburisay xaruntii Tv-ga Aljazeera ee Gaza

Dhismo ku yaalla marinka Qaza oo ay degenaayeen warbaahinta Aljazeera iyo AP ayaa burburay kadib markii Israa’iil ay duqeysay. Ka hor weerarka waxaa laga guuray...

Labo Dowladood oo 30 Milyan Dollar ku bixiyay Dib u howlgelinta Garoonka Kabul

Garoonka Kabul ayaa la filayaa in dib loo furi doono Labada maalmood ee soo socota, kadib, markii ay Dowladaha Turkiga iyo Qatar bixiyaan Taageero...

Daalibaan oo gudaha u gashay Kabul iyo Kala Carar xoogan oo magaaladaasi ka bilowday

Dagaalyahanada kooxda Daalibaan ayaa saakay isku gadaamay magaalada Kabul ee caasimada dalka Afgaanistan, waxa ayna xireen wadooyin badan oo soo gala kana baxa magaaladaasi. Warar...

Muslimiin careysan oo ka dibed baxay xad gudub lagula kacay Quraanka Kariimka (Sawirro)

Dibed baxayaal Muslimiin ah iyo taageerayaasha garabka midig ee Sweden ayaa isku dhacay, iyadoo ciidamada Booliskana ay qeyb ka noqdeen dagaalkaas. Rabshadaha ayaa ka dhashay...

Israel oo duqeymo aargoosi ah ka geysatay Koonfurta wadanka Lubnaan

Israel ayaa maanta sii xoojisay duqeymo cirka ah oo ay ku qaaday dalka Lubanaan, ayada oo sheegtay inay ka jawaabeyso gantaallo halkaas looga soo...

Labada Kuuriya oo qaaday talaabo kale oo nabadeed & caalamka oo soo dhoweeyey

Labada Kuuriyada ayaa ku heshiiyay inay hubka iyo ilaaladaba ka saaraan Panmunjom ama magaalada xabbad joojinta taas oo ku taalla xadkooda. Panmunjom oo sidoo kale...

Wararkii Ugu Dambeeyay Natiijada Doorashada Kenya iyo Ra’ila Odinga oo rajo beel ku dhacday

Tirinta codadka doorashada Madaxweynaha dalka Kenya ayaa wali socota, waxaana loolan aad u xoogan u dhaxeeyaa labada Musharax ee kala ah William Ruto Madaxweyne...

Madaxweyne Caan ah oo xasuusta lumiyay Saacado badan iyo Sababta keentay

Madaxweynaha dalka  Brazil Jair Bolsonaro ayaa la sheegay in saacado badan xasuusta lumiyay, kadib markii uu ku dhax dhacay gudaha Madaxtooyada Brazil uuna madaxa...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs