Qeybtii ugu horeesay Qaxooti reer Afgaanistan ah oo laga dejiyay dalka Uganda

Waxaa saakay oo arbaco ah garoonka Diyaaradaha ee Entebbe ee magaalada Kampala ka degtay Diyaarad waday qaxooti reer Afganistan ah oo kasoo cararay kooxda...

Yaa ku horeeya natiijada tirinta codadka doorashadii ka dhacday dalka Ugandha?

Sida ay muujinayaan natiijooyinka hordhaca ah ee uu saaka shaaciyay guddiga doorashada Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa ku horreeya codadka la tiriyay ee doorashada...

Sabab yaab leh oo loo iibiyey guriga danjiraha Maraykanka u fadhiya Israel

Dowladda Mareykanka ayaa guriga safiirkeeda ee magaalada Tel Aviv ku iibisay inka badan 67 milyan oo dollar, bishii July, sida ku cad diiwaan Israeli...

Toogasho dad badan lagu dilay oo ka dhacday Nairobi iyo Booliiska oo ka hadlay

Wararka ka imaanaya magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya ayaa sheegaya in sargaal katirsanaa ciidanka booliiska dalkaasi geestay toogasho uu ku dilay dad badan...

Kooxo hubeysan oo Nairobi ka afduubtay Aqoonyahan Soomaali ah & Booliska oo..

Prof.Cabdiwahab Sheekh Cabdisamad oo ka tirsan aqoonyanada Soomaalida ayaa lagu  afduubtay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Koox hubeysan oo watay gaari ayaa  magaalada Nairobi ka...

Dal aan Muslim aheyn oo Maalmaha labada ciidood ee Islaamka u aqoonsaday fasax Qaran

Sida uu sheegay Madaxweyne Volodymyr Zelensky dalka Ukraine ayaa labada ciidood ee Islaamka ka dhigay fasax qaran oo shaqaalaha dalka oo dhan ay ka...

Markab Itoobiya leedahay oo 20 sano ka dib ku xirtay dekedaha dalka Eritrea (Daawo...

Markabkii ugu horreeyey ee laga leeyahay Itoobiya ayaa ku xirtay dekadda Eritrea ee Masawac 20 sano ka dib, sida ay Twitterka ku qortay warbaahin...

Wiil uu dhalay Osama Bin Ladin Madaxiisa la dul dhigay Hal Milyan oo Dollar...

Dowlada Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday in lacag dhan hal Milyan oo Dollar dul dhigtay Madaxa mid kamid ah Wiilasha uu dhalay Hogaamiihii la...

Boqortooyada Sacuudiga oo Ajaaniibta ka joojisay in Cumro u yimaadaan dalkeeda

Boqortooyada Sacuudiga ayaa soo saartay amar ajaaniibta looga mamnuucayo in cumro u yimaadaan dhulka Barakeesan xili uu qaar kamid ah wadamada caalamka uu ku...

Dalal qaabilay tahriibayaal Soomaali u badan oo muddo ku go’doonsanaa Badweynta

Malta ayaa ogolaatay in xeebaheeda ay ka degaan muhaajiriin in muddo ah ku dhex go'doonsanaa markab xoolaha qaada oo nadaafaddiisa aad u liidatay. Waxaa saarnaa...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs