Saturday, May 4, 2024

Zurabishvili oo noqotay haweeneydii ugu horeysay ee Madaxweyne loo doorto dalkeeda (Sawirro)

Salome Zurabishvili ayaa ku guulaysatay doorashadii madaxweynaha ee dalka Georgia, iyadoo sidaas ku noqotay haweenaydii u horraysay ee xilkaas loo doorto. Diblamaasiyaddan hore ee Faransiiska...

Hogaamiyaha TPLF oo dalab xasaasi ah u diray Xoghayaha Guud ee Q/Midoobay

Hoggaamiyaha Maamulka TPLF ee gobolka Tigray Debretsion Gebremichael ayaa Qaramada Midoobey u diray Warqad uu ku dalbanayo in la kala dhex galo iyaga iyo...

Toogasho ka dhacday magaalo kutaala dalka Faransiiska (Daawo Sawirada)

Nin hubeesan oo gaari watay ayaa rasaas xoogan xalay ku furay suuq lagu iibiyo waxyaabaha ciidda masiixiga la xiriira oo ku yaalla magaalada Strasbour oo...

Mareykanka oo Shaaciyay waxa ay sameenayaan haddii Ruushku uu weerar Nukliyeer ah ku qaado...

Dowladda Ruushka ayaa laga cabsi qabaa in dagaalka ay kula jirto ciidamada dalka Ukraine u adeegsato hubka nukliyeerka, kaddib guuldarooyin waa weyn oo ay...

Boqorka Sacuudiga oo si fool xun u bahdilay Wasiirkii ugu tunka weynaa dowlada

Salman Bin Cabdalcasiis oo ah Boqorka Sacuudiga ayaa isku shaandheyn uu ku sameeyay golihiisa wasiirrada ka dib waxaa xilkii looga baddalay wasiirkii ugu tunka...

Sharoobo lala xiriiriyay dhimashada Carruur badan oo laga digay Isticmaalkeeda

Qaar kamid ah waddamada Afrika ayaa dalalkooda ka manuucay isticmaalka sharoobooyin lala xariiriyay in ay sababeen dhimashada tiro carruur ah, waxaana sii korortay cabsi...

Ciidamo ka tirsan Ilaalada Villa Somalia oo dayuurado lagu geeyey Baydhabo (Sawirro)

Qeybihii ugu horeeyay ciidamada ilaalada Madaxtooyada Somalia ayaa gaaray maanta magaalada Baydhaba, iyadoo dayuurad looga qaaday magaalada Muqdisho. Ciidamadan ayaa la sheegay in magaalada Baydhabo...

Aabe Fal argagax leh u geestay cunug uu dhalay oo labo bilood jira (Sawirro)

Gobolka Imo ee koonfurta dalka Nageria waxaa ka dhacay fal dad badan ka argagaxeen, kaddib markii aabe lagu magacaabo Confidence Amatobi gacanta ka jabiyay...

Maxaa ka soo baxay kulankii dhexmaray RW Abiy, Mustafe Cagjar & Axmed Shide? (Sawirro)

Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa kulan isugu yeeray magaalada Addis ababa madaxweynaha Maamulka Somali State Mustafe Maxamuud Cagjar iyo wasiirka Maaliyadda ahna guddoomiyaha xisbiga talada...

Ciidamada Itoobiya oo galaya Magaalada Makelle iyo Hub ka dhigis lagu sameenayo TPLF

Dowladda Itoobiya iyo ciidamada Tigreega ayaa Sabtidii kala saxiixday heshiis dejinaya qorshaha hir-gelinta heshiiskii nabadeed ee labada dhinac ay ku gaareen waddanka Koonfur Afrika...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs