Friday, April 26, 2024

Maalinta iyo Saacada la fulinayo Dilka ragii kufsaday kadibna Dilay Caasho Ilyas oo la...

Xeer ilaalinta maamulka Puntland ayaa shaacisay saacada iyo maalinta xukunka dilka ah lagu fulin doono sadex nin oo lagu helay in dil iyo kufsi...

Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Deni & danjire Donald Yamamoto? (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta qaabilay Safiirka Dowladda Mareykanka ee Soomaaliya Ambassador Donald Yamamoto iyo wafdi uu hoggoominayo oo booqasho ku...

Madaxweyne Deni oo xilal u magacaabay Taliye ciidan & Masuuliyiin kale (Akhriso)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa magacaabay Taliyaha Qaybta Booliska ee Gobolka Sool ka dib wareegto ka soo baxday xafiiskiisa. “Madaxweynaha Puntland Markuu arkay...

Ogow Sababta aan Wali Xukunka dilka ah loogu fulin ragii dilka iyo Kusfiga u...

Guddoomiye Ku-xigeenka Maxkamadda Sare ee Puntland, Nuur Ciise Maxamed oo u waramay warbaahinta Puntland, ayaa faahfaahin ka bixiyay sababta keenta in aan weli la...

Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Deni iyo danjire Erik Lundberg? (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta qaabilay safiirka Finland ee Soomaaliya Erik Lundberg iyo wafdi uu hoggaaminayo. Waxay ka wada-hadleen xaaladda guud ee...

Maxkamada Sare ee Ciidamada Puntland oo xukuno dil ah ku riday Saddex nin

Maxkamadda sare ee Ciidamada Qalabka Sida iyo Denbiyada Culus ee Puntland, ayaa dil toogasho ah ku xukuntay saddex askari oo ka tirsanaa Ciidamada maamulka...

Xabsi iyo ganaax lacageed oo lagu xukumay Odayaal iyo Siyaasi dhaliilay Maamulka Siciid Deni

Maxkamadda derejada kowaad ee gobolka Bari ee Puntland, ayaa maanta xukunno kala duwan oo isugi jira xabsi iyo ganaax lacageed ku ridday, Siyaasiyiin iyo...

Ciidamo katirsan Birmadka Madaxtooyada Puntland oo dhoolo tus sameeyay (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidamada Birmadka Madaxtooyada Puntland oo muddo 5 Bilood ah tababar...

Maxkamad maanta lasoo taagay Siyaasi iyo Odayaal dhawaan ay xireen Ciidamada Puntland

Waxaa maanta maxkamada darajada koobaad ee ciidamada qalabka sida maamulka Puntland lasoo taagay siyaasi iyo Odayaal dhawaan ay xabsiga dhigeen ciidamada amaanka maamulka Puntland. Siyaasiga...

Madaxweyne Deni oo baaq u diray Dowlada Somalia ka dib qaraxii Ex-kontrol Afgooye

Dowladda Puntland ee Soomaaliyeed waxa ay ka tacsiyaynaysaa Qaraxii arxandarada ahaa ee saaka ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan isgoyska Ex-kaantarool, taasi oo ahayd...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs