Thursday, May 2, 2024

Labo kamid ah Ragii dilka iyo Kufsiga u geestay Caasho Ilyaas oo saakay la...

Waxaa saakay fagaare kuyaala magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari lagu toogtay labo nin oo kamid ahaa ragii kufsiga iyo dilka magaalada Gaalkacyo ugu...

Qeyb Muhiim ah oo lagu kordhiyey xabsiga dhexe ee Magaalada Garoowe (Sawirro)

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa daah-furay dhismeyaal cusub oo lagu kordhiyay Xabsiga weyn ee magaalada Garoowe. Qeybaha xariga laga jaray waxaa ka...

Madaxweyne Saciid Deni oo shir deg deg ah isugu yeeray Xubnaha Puntland ku metela...

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ay hareeraha ka joogaan inta badan xubnihiisa Golihiisa Wasiirada ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo hareer maray nidaamyadii lagu...

Puntland oo xirtay xafiiskii guddiga doorashooyinka Qaranka ee Garoowe (Akhriso)

Maamulka Puntland ayaa maanta albaabada u laabay xafiiskii Guddiga Doorashooyinka dowladda Federaalka Soomaaliya, uu ku lahaa magaalada Garoowe. Qoraal ka soo baxay Xafiiska Wasiirka Arrimaha...

Xil ka qaadis Caawa lagu sameeyay Jamaal Carab Yuusuf (Akhriso Xeer Madaxweyne )

Madaxweynaha  Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne oo sumaddiisu tahay (Lr.14) kuna taariikhaysan (February 5, 2020) wuxuu xilka kaga qaaday Agaasimaha Tv-ga...

Wariyihii gaarka ee Madaxweynaha Puntland oo caawa la xiray iyo Sababta keentay

Wararka ka imaanaya magaalada Garawe ee caasimada maamulka Puntland ayaa sheegaya in caawa ciidamada booliiska magaaladaasi xabsiga dhigeen Wariyihii gaarka ah ee Madaxweynaha Puntland...

Maxey kawada Hadleen Madaxweyne Deni iyo Danjiraha Sacuudiga u jooga Kenya

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa magaalada Nairobi kulan kula qaatay danjiraha Sacuudiga u fadhiya magaalada Nairobi ee dalka Kenya Ambassador Dr. Mohamed...

Deni oo kulamo xasaasi ah kula qaatay Nairobi danjireyaal reer Galbeed ah (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay kulan Casho ah kula qaatay magaaladda Nairobi, Safiirka Dowladda Talyaaniga u qaabilsan Soomaaliya Ambassador Alberto Vecchi. Kulanka...

Koofi oo xilkii ka qaaday agaasimihii Laanta Socdaalka & Jinsiyadaha Puntland (Akhriso)

Agaasimaha guud ee Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya G/sare Maxamed Aadan Koofi ayaa xilka ka qaaday Agaasimihii Hay'adda ee Puntland Maxamed Cabdi...

Maxay ka wada hadleen Madaxweynaha Puntland & Mohamed Ali Guyo? (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan kula qaatay Nairobi Wakiilka Urur Goboleedka IGAD ee Soomaaliya Mudane Mohamed Ali Guyo. Madaxweyne Deni iyo...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs