Wednesday, May 1, 2024

(Akhriso) Puntland oo go’aan ka soo saartay Imtixaanka dugsiyada Sare ee sanadkan

Maamulka Puntland ayaa joojiyay Imtixaankii dugsiyada sare iyo kuwa dhexe ee la qaadi lahaa sanadkan sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay wasaarada waxbarashada...

Maamulka Puntland oo fariin adag usoo diray dowlada federaalka Soomaaliya

Wasiirka Arimaha Gudaha maamulka Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhaban-cad oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Gaalkacyo ayaa ka hadlay doorashada Soomaaliya iyo saameynta laga cabsi qabo in...

Imaaraadka oo Boosaaso ka dejiyay qalab caafimaad oo looga hortago Caronavirus (Sawirro)

Diyaarad waday Agab Caafimaad iyo qalab kala duwan oo loogu talagalay xakameynta iyo ka hortagga caabuqa Coronavirus oo ku deeqday Imaraadka Carabta ayaa ka degtay...

Qarax caawa ka dhacay Magaalada Boosaaso xili uu saaran yahay bandow

Qarax ayaa caawa ka dhacay Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari gaar ahaan wadada dheer ee dhexmarta bartamaha magaalada agagaarka Ex Hotel Nakhiil. Wararka ayaa sheegaya...

Madaxtooyada Puntland oo loo tababaray ciidamo kahor taga Qaraxyada (Sawirro)

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidamada ilaalada Madaxtooyada  Puntland oo muddo 2 Bilood...

Madaxweyne Deni oo ka hadlay kulankii dhax maray Qoor Qoor iyo Xaaf

Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland ayaa ka hadlay dadaalada dib u heshiisiinta ee ka socda Galmudug iyo kulankii dhax maray Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Qoor...

Khilaaf soo kala dhax galay Madaxweynaha Puntland iyo kuxigeenkiisa

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in khilaaf hoose uu soo kala dhax galay Madaxweynaha maamulka Puntland iyo kuxigeenkiisa, khilaafka ayaana ka dhashay isku shaandheyn...

Qarax ka dhacay magaalada Gaalkacyo iyo masuul waxyeelo kasoo gaartay

Wararka ka imaanaya Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee maamulka Puntland ayaa sheegaya in qarax lagu dhaawacay masuul katirsan Waaxda Canshuuraha ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland . Sida aan...

Ciidamada amaanka oo gubay Jaad si sharci daro looga ganacsan rabay (Sawirro)

Ciidamada booliiska maamulka Puntland ayaa gacanta ku dhigay jaad la doonayay in si sharci daro ah loo galiyo magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari,...

Puntland oo shaacisay natiijada baaritaanka dad loo karantiilay Coronavirus

Puntland ayaa faahfaahin ka bixisay Natiijada kasoo baxday baaritaano lagu sameeyay shan qof oo dhawaan lagu karantiilay Magaalada Garoowe ka dib markii lagu tuhmay...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs