Sunday, April 28, 2024

Madaxweyne Deni oo ka hadlay Aragtidiisa Golaha Iskaashiga Dowlad goboleedyada

Madaxweynaha cusub ee maamulka Puntland Saciid Cabdulaahi Deni oo Wareysi siiyay Idaacada BBC-da ayaa kaga hadlay arimo badan ay kamid yihiin muranka kala dhaxeeya...

Lacagta lagu iibsanayo Codadka Xildhibaanada Puntland oo caawa dhaaftay 50-Kun oo Dollar iyo Musharaxa...

Wararka aan caawa ka heleyno magaalada Garawe ee caasimada maamulka Puntland ayaa sheegaya in halkaasi ka socdo ololihii ugu dambeeyay uguna xooganaa ee doorashada...

Deni oo Dib u Magacaabay golaha Maxkamada Sare oo ay saakay diideen Baarlamaanka Puntland

Wareegto goordhaw kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayuu mar kale dib ugu magacaabay guddiga Maxkamadda Sare ee Dowlad goboleedka...

Khayre oo fuliyey balan uu horey uga qaaday shacabka Magaalada Garowe (Akhriso)

Duqa Magaalada Garowe ee caasimada dowlad goboleedka Puntland Axmed Saciid Muuse ayaa sheegay in raisul Wasaaraha Somalia Xasan Cali Khayre uu fuliyey balan-qaad uu...

Muxuu salka ku hayaa heshiiska Puntland la saxiixatay Shirkadda Frontier Service Group?

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa ka qayb galay munaasabad ay ku kala saxiixanayeen Wasaaradda Duulista Hawada iyo...

Maxey kawada Hadleen Madaxweyne Deni iyo Danjiraha Sacuudiga u jooga Kenya

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa magaalada Nairobi kulan kula qaatay danjiraha Sacuudiga u fadhiya magaalada Nairobi ee dalka Kenya Ambassador Dr. Mohamed...

Madaxweyne Deni oo isku Diiwaan galiyay codeynta Doorashada Golaha Deegaanka (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Ahna Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka KAAH, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa saaka iska diiwaangeliyay xaafadda Kaambo ee degmada Qardho si uu...

Ciidamada PSF oo lagu arkay Deegaanno katirsan Galmudug iyo Ujeedkooda oo la ogaaday

Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee dowlad goboleedka Puntland iyo hubkooda ayaa saacadihii lasoo dhaafay lagu arkay degmada Hobyo iyo deegaanno kale oo...

War cusub oo ka soo kordhay dilkii Gaalkacyo loogu geystay Nimco Cumar

Ciidamada maamulka Puntland ee magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay iney shaqsi u qabteen dilkii tooreyda loo adeegsaday ee habeen hore loo geystay Gabar ka mid...

Madaxweyne Deni oo amar cusub ku soo rogay degaanada Puntland

Wararka ka imaanaya maamulka goboleedka Puntland ayaa waxa ay sheegayaan in maanta Madaxweynaha maamulkaasi Siciid Cabdullaahi Deni uu soo saaray amar uu ku joojinayo...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs