Monday, April 29, 2024

Madaxweyne Deni oo arrimo muhiim ah kala hadlay James Swam (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hoyga uu ka deganyahay Muqdisho kulan kula qaatay Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya James Swan. Saciid...

Tirinta Codadka Wareega 1-aad oo soo dhamaatay (Akhriso Sida Codadka loo kala helay)

Waxaa goordhaw soo dhamaatay tirinta codadka wareega koobaad ee doorashada Madaxweynaha Puntland, waxaana wareega koobaad codadka ugu badan helay Musharax Siciid Cabdulaahi DaniĀ . Wareega koobaad...

Maxaa ka soo kordhay xiisadii colaadeed ee saaka ka jirtay Magaalada Garoowe?

Islaan Ciise Islaan Maxamed oo ka tirsan Isimada Puntland ayaa wadahadal dheer ka dib ku guulaystay in magaalada Garoowe laga saaro ciidamo xalay soo...

Mid ka mid ah Magaalooyinka waaweyn ee Somalia oo saaka loo doortay Maamul cusub...

Golaha degaanka Magaalada Garowe ee xarunta dowlad goboleedka Puntland ayaa oortay Gudoomiye cusub ka dib doorasho saaka lagu qabtay Magaalada Garowe. Waxaa doorashadan isku soo...

Musharaxiin ka tanaasulay Doorashada xubnaha Aqalka Sare ku matalaya Puntland

Waxaa saakay xarunta Baarlamaanka dowlad goboleedka Puntland ka bilaabatay khudbadaha ay jeedinayaan musharaxiinta u taagan kuraasta Aqalka Sare ee Puntland ku leedahay Baarlamaanka Federaalka...

(Sawirro) Madaxweyne Deni oo qaabilay Max’uud Max’ed Xasan & wafdi uu horkacayo

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay madaxa ugu sareeya Hay'adda Save the Children Soomaaliya Maxamuud Maxamed...

G/sare Muumin Cabdi Shire oo Shaqo joojin lagu sameeyay iyo Sababta keentay

Wararka ka imaanaya magaalada Garawe ee caasimada maamulka Puntland ayaa sheegaya in shaqadii laga joojiyayĀ Taliyihii Qeybta Booliiska gobolka Nugaal G/sare Muumin Cabdi Shire. Taliyaha qeybta...

Fariisimo ay lahaayeen xoogag taabacsan Al-Shabaab oo lagu burburiyey howlgal

Wasiirka Amniga Puntland Cabdisamad Maxamed Galan ayaa sheegay iney ciidamada amaanka ay howlgal ka sameeyeen dhulka Buuraleyda ah ee Calmadow ee hareeraha ka xiga...

Hadal uu jeediyay Madaxweyne Gaas oo caro badan dhaliyay iyo Jawaabo laga bixiyay!!!

Hadal Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas uu shalayĀ  ka jeediyay degmada Badhan ee gobolka Sanaag ayaa dhaliyay caro badan oo ka timid siyaasiyiin...

Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Deni & danjiraha Itoobiya ee Somalia (Sawirro)

MadaxweynahaĀ  Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay Qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay safiirka dalka Itoobiya u fadhiya Soomaaliya Mudane Jamaaludiin Mustafe...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs