Tuesday, May 7, 2024

Lacagta lagu iibsanayo Codadka Xildhibaanada Puntland oo caawa dhaaftay 50-Kun oo Dollar iyo Musharaxa...

Wararka aan caawa ka heleyno magaalada Garawe ee caasimada maamulka Puntland ayaa sheegaya in halkaasi ka socdo ololihii ugu dambeeyay uguna xooganaa ee doorashada...

Guddoomiyaha Aqalka Sare & wufuud kale oo Garowe gaaray (Daawo Sawirro)

Wafdi uu hogaaminayo guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee BFS Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa gaaray Magaalada Garowe ee caasimadda Dowlad Goboleedka Punltland. Wafdiga Aqalka Sare waxaa...

Madaxweyne Deni oo Hakiyay Qaabilaada dadka ugu imaanaya Madaxtooyada (Akhri Sababta)

Qoraal kasoo baxay Madaxtooyada maamulka Puntland ayaa lagu shaaciyay in Madaxweyne Saciid Deni uu hakiyay dhamaan Qaabilaada Golayaasha iyo dadka kale ee Madaxtooyada u...

Madaxweyne Deni oo Magacii ka bedelay Mid ka mid ah Wasaaradaha Maamulkiisa

Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa wax ka bedelay magacii Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Dowladdaha Hoose iyo Horumarinta Reer Miyiga ee Puntland. Wareegto ka soo baxday...

Qoyska Caa’isha Ilyaas oo cabsi iyo Cadaalad daro uga guuray magaalada Gaalkacyo

Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in magaaladaasi ay isaga guureen qoyskii ay ka dhalatay gabadhii yareyd ee kufsiga...

Madaxweyne Farmaajo oo soo gebagebeeyey booqashadii Garoowe (Sawirro)

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo oo muddo sagaal cisho ah Garowe u joogey shirkii Wada-tashiga Madaxda Soomaaliyeed ayaa maanta soo gebagebeeyey booqashadii...

Puntland oo dhulkeeda ka ceyrisay Saraakiil u shaqeenayay Hay’ado Caalmi ah

Amar kasoo baxay maamulka Puntland ayaa deegaanada maamulkaasi looga ceyriyay labo sargaal oo ka shaqeenayay Hay'ado caalami ah, kadib eedeymo musuq maasuq iyo wax...

Maamul Goboleed qaadacay Guddi uu magacaabay Madaxweyne Farmaajo (Akhriso)

Maamul Goboleedka Puntland ayaa qaadacay Guddiga Wadahadalka Dowlada Soomaaliya iyo maamulka Somaliland uu dhawaan magacaabay Madaxweynaha Dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo. War Saxaafadeed kasoo...

Xaqiiqada Khilaafka Madaxweyne Deni & Axmed Karaash, Xalkuse Muxuu Yahay?

Puntland waxay jirsatey 20 sano, muddada ay jirtey waa wakhti aad u dheer oo wax badan la qabtey wax badana laga gaabiyey, asaaskeedi waxaa...

Dalalka leh Maraakiib si sharci daro ah uga kaluumeesta Xeebaha Puntland oo lasoo bandhigay

Maamulka Puntland ayaa Warbaahinta u soo bandhigay tirada maraakiib la sheegay in ay si sharci daro ah uga kaluumeestaan xeebaha Puntland iyo sidoo kale...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs