Maamul Goboleed qaadacay Guddi uu magacaabay Madaxweyne Farmaajo (Akhriso)

Maamul Goboleedka Puntland ayaa qaadacay Guddiga Wadahadalka Dowlada Soomaaliya iyo maamulka Somaliland uu dhawaan magacaabay Madaxweynaha Dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

War Saxaafadeed kasoo baxay maamulka Puntland ayaa lagu sheegay in hanaanka loo maray magacaabista guddiga Wadahadalka uu hareer marsan yahay dastuurka KMG ee dalka u yaala.

Halkan ka Akhriso Warsaxaafadeedka Punland kasoo baxay 

- Advertisement -