(Sawirro) Muuse Biixi oo qaabilay Orodyahanada Mo Farah & Nageeye oo gaaray Hargeysa

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa qasriga Madaxtooyada ku qaabiley orodyahan Maxamed Mukhtaar Jaamac Faarax (Mo Farah) oo uu wehelinayey Orodyahan Cabdi Aadan...

Qurbo joogta Soomaliyeed oo loo hayo Bushaaro Muhiim ah iyaga iyo Caruurtooda

Waxa la ogaysiinayaa dhamaan qurbo-joogta soomaliyeed  ee ubadkooda lajecel in ay bartaan quraan kariimka ah iyo shareecada islaamka in Markaska ALBAANI ONLINE oo ah dugsi casri...

DF oo xil u magacowday Haweeney calanka Somalia loogu xiray Somaliland (Sawirro)

Haweeney kasoo jeeda Magaalada Boorame oo muddo laba jeer ah uu maamulka Somaliland u xiray Calanka Soomaaliya ayaa xil looga magacaabay Wasaaradda Warfaafinta iyo...

Labo qof oo ku dhimatay Magaalada Burco iyo 11 dhaawac ah ka dib markii..

Dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay shil xalay ka dhacay agagaarka degaanka Beer oo dhanka Bari kaga toosan Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer. Shilka...

Muuse Biixi oo eedeymo kulul u jeediyey Qaramada Midoobay iyo Maamulka Puntland

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, oo ka hadlay meel fagaare ah ayaa markii ugu horreeysay ka hadlay dadkii Somaliland ka saartay Laascaanood ayaa eedeymo...

Shan ruux oo caawa ku geeriyootay Hargeysa & Sideed dhaawacmay ka dib markii..

Shilkii gaari ee ugu khasaaraha badnaa mudooyinkan ayaa caawa ka dhacay magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland kaasoo sababay dhimashada iyo dhaawaca dad badan. Shilkan...

Somaliland oo War ka soo saartay dadkii laga soo Masaafuriyey Laascaanood

Maamulka Somaliland ayaa markii ugu horeysay ka hadlay talaabadii shalay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool looga soo masaafuriyey boqolaal qof oo ka soo jeeda...

(Sawirro) Somaliland oo soo masaafurineysa dadka ka soo jeeda Koonfurta Somalia

Maamulka Somaliland ayaa magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ka soo masaafurinaya boqolaal qof oo ku noolaa magaaladaasi, kana soo jeeda Koonfurta Soomaaliya Dadkan ayaa xalay...

DEG DEG: Xildhibaan goor dhow toogasho lagu dilay iyo faahfaahino ka soo baxaya

Xildhibaan Cabdirisaaq Cardoofe oo ka mid ahaa xubnaha Golaha degaanka Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa caawa lagu dilay isla magaaladaas. Wararka ayaa sheegaya in...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs