Axmed Madoobe oo War kasoo saaray dilkii loo geystay Suldaan Rashiid Durre

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Tacsi u diray dhamaan Shacabka reer Jubbaland gaar ahaan ehelada qaraabada iyo Salaadiinta  geerida ku...

Nabadoon ka soo horjeeday Axmed Madoobe oo Kismaayo lagu dilay

Wararka naga soo gaaraya Magaalda Kismaayo ayaa sheegaya in halkaasi caawa dabley hubeysan ay ku dhaawaceen  Suldaan Rashiid Dhure oo ka mid ah odayaasha...

Banaan bax maanta ka dhacay magaalada Kismaayo (Daawo Sawirada)

Waxaa maanta magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ka dhacay banaan bax  looga soo horjeeday in faragalin lagu sameeyo doorashada dhawaan la...

Ciidamo cusub oo lagu arkay magaalada Kismaayo iyo cabsi lasoo daristay Musharaxiinta qaar

Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in maanta qeybo badan oo kamid ah magaaladaasi lagu arkay ciidamo...

Dekadda Kismaayo oo laga soo saaray Haraadiga Maraakiib horey u degay (Daawo Sawirro)

Waxaa maanta dekadda magaalada Kismaayo laga soo saaray haraadiga maraakiib iyo dooman horey ugu degay dekaddaasi,waxaana haraadiga biraha maraakiibta dhibaato ugu qabay doomanka iyo...

Wasiir ku wajahan Kismaayo xilli Madaxda dowlada laga mamnuucay iney halkaas tagaan

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumada Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Salaad (Oomaar) ayaa ku sii jeeda maanta magaalada Kismaayo. Sida warku sheegayo Wasiir Oomaar ayaa marka...

Awaamiir Adag oo lagu soo rogay Ciidamada Jubbaland (Halkan ka Akhriso)

Xeer Ilaaliyaha guud ee ciidamada maamulka Jubbaland Gaashaanle Dhaxe Maxamed Axmed Yaasiin ayaa amaro adag dul dhigay ciidamada kala duwan ee maamulka Jubbaland inta...

Guddi labaad oo qaban qaabiya Doorashada Jubbaland oo la sameenayo

Qaar kamid ah Musharaxiinta u taagan Xilka Madaxweynaha maamulka Jubbaland ayaa kasoo horjeestay sida ay wax u wadaan Guddiga doorashada Jubbaland uu magacaabay Madaxweynaha...

Jubbaland oo ka jawaabtay War shalay ka soo baxay Wasaarada Arrimaha gudaha Somalia

Wasaaradda arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta ee Jubbaland ayaa ka jawaabtay warkii shalay dowlada Somalia ka soo saartay  Doorasahooyinka Dawlad goboleedka Jubbaland. Wasaaradda Arrimaha...

Ajaaniib katirsaneyd Al Shabaab oo gacanta lagu dhigay lana soo bandhigay (Daawo Sawirada)

Maamulka Jubbaland ayaa soo bandhigay sadex nin oo ajnabi ah oo ay sheegeen in ay katirsanaayeen dagaalyahanada Al Shabaab, waxaana ragan lagu qabtay howlgal...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs