Awaamiir Adag oo lagu soo rogay Ciidamada Jubbaland (Halkan ka Akhriso)

Xeer Ilaaliyaha guud ee ciidamada maamulka Jubbaland Gaashaanle Dhaxe Maxamed Axmed Yaasiin ayaa amaro adag dul dhigay ciidamada kala duwan ee maamulka Jubbaland inta lagu guda jiro xiliga kala guurka maamulka.

Qoraal kasoo baxay Xeer ilaaliyaha Guud ee ciidamada  ayaa lagu faray ciidamada Jubbaland in ay ka madax banaanaadaan arimaha siyaasada iyo doorashada, waxaa sidoo kale lagu amray ciidamada in ay ka madax banaanaadaan qabiil iyo nin jecleysi.

Halkan ka Akhriso Amarada kasoo baxay Xeer Ilaaliyaha Jubbaland  

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia

Allbanaadir@live.com

- Advertisement -