Sunday, April 28, 2024

Axmed Madoobe oo wada qorshe lagu kala furfurayo Siyaasiyiinta Isbedel-doonka (Sawirro)

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa magaalada Kismaayo      qorshe lagu kala furfurayo siyaasiyiintii isbedeldoonka ee ka soo horjeeday. Musharaxiinta isbedeldoonka ee sida...

Shirqoolo lagu beegsanayo Mucaaradka Axmed Madoobe oo la sheegay in Kismaayo ka bilaabatay

Siyaasiyiinta iyo dadkii kale ee kasoo horjeeday dib u doorashada Sheekh Axmed Madoobe ayaa lagu soo waramayaa in ay lasoo daristay cabsi la xariirta...

Dowlada oo Amar kusoo rogtay diyaaradaha taga iyo kuwa ka yimaada Kismaayo

Hey’adda Duulista iyo Saadaasha Hawada dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay amar ku socda diyaaradaha taga iyo kuwa ka yimaada magaalada Kismaayo ee xarunta KMG...

Banaan baxyo iska soo horjeeda oo ka dhacay Dhuusomareeb iyo ciidamada dowlada oo…

Waxaa maanta magaalada Dhuusomareeb ee xarunta maamulka Galmudug ka dhacay banaan baxyo iska soo horjeeda oo ay dhigayeen qaar kamid ah bulshada ku dhaqan...

Jubbaland oo ku dhawaaqday in xayiraadii ka qaadeen Wasiirada dowlada (Daawo Sawirada)

Golaha Wasiirada maamulka Jubbaland ayaa maanta kulankoodii ugu horeeyay ku yeeshay magaalada Kismaayo, kadib doorashooyinkii muranka abuuray ee dhawaan ka dhacay magaalada Kismaayo. Kulanka ayaa...

Faahfaahin: Duqeymo culus oo ka dhacay degmooyin ay gacanta ku hayso Al-Shabaab

Waxaa soo baxaya faahfaahino dheeraad ah oo ku saabsan duqeymo iyo dagaal toos ah oo xalay ka dhacay degmooyin ka tirsan gobolka Jubbada dhexe...

Axmed Madoobe oo la kulmay Musharaxiintii uu kaga guuleystay doorashada (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Kismaayo ku qaabilay Musharaxiintii uu kaga guuleystay doorashadii 22 Bishan Ogoosto ka dhacday...

Ciidamo cusub oo soo galay magaalada Dhuusomareeb iyo Ahlu Sunna oo abaabul wada

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa sheegaya in magaaladaasi soo galeen ciidamo daacad u ah kooxda Ahlu Sunna oo ka...

Axmed Madoobe oo shacab badan kula hadlay Masjid ku yaalla Kismaayo (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta salaada Jimcaha boqolaal dadweyne ah kula tukaday Masaajidka suuq weyne ee Magaalada Kismaayo. Masaajidkan ayaa la...

Madaxweyne 3aad oo looga dhawaaqay Kismaayo iyo Wararkii ugu dambeeyey

Kismaayo waxaa maanta looga dhawaaqay Madaxweyne 3aad oo la sheegay in lagu doortay magaaladaasi, kadib doorasho laba dhinac ah oo shalay halkaasi ka dhacday. Wararka...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs