Tuesday, May 7, 2024

Ciidanka Kenya oo la sheegay in labo Ujeedo u joogaan gudaha Soomaaliya

Gudoomiyihii hore ee Aqlabiyada Baarlamaanka dalka Kenya Faarax Macalin Dawaare ayaa ka hadlay ujeedooyinka ay ciidanka Kenya u joogaan gudaha Soomaaliya, waxa uuna meesha...

Dowlada Soomaaliya oo lagu eedeeyay in abaabul iyo guluf dagaal ka wado Gobolka Gedo

Madaxweynihii hore ee Maamulka Galmudug mudane C/kariin Xuseen Guuleed ayaa ayaan daro ku tilmaamay in dowlada federaalka Soomaaliya ciidamo badan u daabusho degmooyin katirsan...

Wararkii Ugu Dambeeyay Xaalada Gobolka Gedo iyo Dowlada oo ciidamo ku daabuleysa

Dowlada federaalka Soomaaliya ayaa u muuqata mid la wareegtay inta badan gacan ku heynta degmooyinka gobolka Gedo ay horey u joogeen ciidamo ka amar...

Ciidamo ka amar qaata dowlada federaalka oo la wareegay Balad Xaawo iyo Doolow

Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamo dowlada federaalka Soomaaliya ka amar qaata dhawaana laga qaaday magaalada Muqdisho la wareegeen gacan ku...

Kumaandooska Soomaaliya oo howlgal ku dilay Maxamed Xuseen Abuu Muxsin

Ciidanka kumaandooska Soomaaliya ee loo yaqaan Danab ayaa howlgalo qorsheesay maanta ka fuliyay deegaano katirsan gobolka Jubada Hoose oo ay gacanta ku hayeen Al...

Wasiirka amniga Jubbaland oo ka baxay Belad-Xaawo & Wararkii ugu dambeeyey

Wasiirka amniga Jubbaland Cabdirashiid Janan ayaa ka baxay degmada Belad-xaawo ee gobolka Gedo, isagoo dib ugu laabtay degmada Mandhera oo ku taala dhinaca kale...

C/rashiid Janan oo deg deg uga soo baxay Kenya, ka dib hadalkii amnesty, kana...

Sida ay sheegayaan Wararka aanu ka heleyno Degmada Balad-xaawo ee Gobolka Gedo Waxaa Goordhow halkaas gaaray Wasiirka amniga Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan oo...

Dad aroos u socday oo ku dhintay Qarax ka dhacay gobolka Jubada Hoose

Wararka ka imaanaya gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in maanta qarax miino uu haleelay gaari nuuca dadweynaha ee loo yaqaan Homy oo ay la...

Magaalada Kismaayo oo Noqotay Marinka Qasa oo kale !!

Tan iyo Markii ay Burburtey Dowladii Dhexe ee Soomaaliya 1991 waxaa la waayey oo Gebi ahaanba burburay Dhamaan Adeegyadii Bulshada, waxaana dhibaatadaas ka damqadey...

Dowlada Somalia oo ciidamo badan iyo Saanad milateri ka duulisay Muqdisho

Dowladda Soomaaliya ayaa Boqolaal ciidamo ah saaka ka duulisay magaalada Muqdisho, iyagoo kub sii jeeda degmada Luuq ee Gobolka Gedo. Gobolka Gedo mudooyinkii ugu dambeeyay...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs