Wasaarada Arrimaha dibeda DF oo War cusub ka so saartay dagaalkii Belad-xaawo (Akhriso)

Wasaarada arrimaha dibeda ee Somalia ayaa caawa war cusub ka soo saartay dagaalkii manata ka dhacay degmada Belad-xaawo ee gobolka Gedo, kaasoo dhexmaray ciidamada...

Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaalkii ka dhacay Balad Xaawo iyo sida hada xaal yahay

Waxaa xalay Saqdii Dhaxe dagaal xoogan ka qarxay degmada Balad Xaawo ee gobolka Gedo, kadib markii ciidamo katirsan kuwa maamulka Jubbaland oo mudooyinkan isku...

Jubbaland oo Guul weyn ka sheegatay dagaalka Balad Xaawo kana jawaabtay hadalkii Dowlada

Maamulka Jubbaland ayaa guul ka sheegtay dagaalka xoogan ee ka qarxay degmada Balad Xaawo ee u dhaxeeya ciidamo maamulkooda taabacsan iyo ciidamo ka amar...

Maareeyihii dekadda Kismaayo & dad kale oo ku dhintay dagaal ka dhacay Magaaladaas

Maareeyihii dekadda Magaalada Kismaayo Cawil Cali Barre iyo laba qof oo kale ayaa caawa lagu dilay iska horimaad caawa ka dhacay magaaladaas sida ay...

Gudoomiyihii gobolka Gedo oo xilka wareejiyey ka dib cadaadis kaga yimid DF

Guddoomiyihii xilka laga qaaday ee Gobolka Gedo Cismaan Nuur Xaaji (Macalimu) ayaa xilka ku wareejiyey gudoomiyaha cusub ee gobolkaas. Warar shalay u soo baxay ayaa...

Axmed Madoobe: “Waxaan ka digeynaa in la qabto doorasho hal dhinac ah”

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo dib ugu laabtay magaalada Kismaayo ayaa ka diggay in dalkani ka dhacdo doorasho hal dhinac ah. Axmed...

Axmed Madoobe oo Fariin Cad hawada usoo mariyay Madaxweyne Farmaajo

Madaxweynaha  Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo ka qeyb galaya Munaasabada Sanad guurada labaad ee Doorashada Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in khilaafka ka taagan...

Askari dil iyo dhaawac ka geystay deg. Belad-xaawo oo gacanta lagu dhigay

Ciidamada Dowlada ee ku sugan degmada Belad-xaawo ee gobolka Gedo ayaa gacanta ku dhigay askari dad shacab ah u geystay dil iyo dhaawac. Askarigan ayey...

Ciidamo Nuuc cusub ah oo Dowlada geesay Gedo oo hadal heyn badan abuuray (Sawirro)

Dowlada Soomaaliya ayaa shalay diyaarado ku geesay gobolka Gedo ciidamo badan oo loogu tala galay in lagu xoojiyo ciidamada dowlada ee ku sugan degmada...

Dowlada oo Ciidamo badan maanta ka dejisay Gobolka Gedo (Daawo Sawirada)

Garoonka Diyaaradaha degmada Doolow ee gobolka Gedo waxaa ka degtay diyaarado gaar ah oo waday ciidamo katirsan dowlada Soomaaliya oo laga daad gureeyay magaalada...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs