Monday, April 29, 2024

Taliyaha Ciidamada AMISOM oo booqday degaanka Dhoobley, lana kulmay.. (Sawirro)

Taliyaha Ciidamada Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) Lt. Gen. Tigabu Yilma ayaa booqday ciidamada ku sugan jiida hore ee magaalada Dhoobley ee u...

C/naasir Seeraar: “Xaafaddii aan Kismaayo ka degenaa ayaa la igu soo weeraray”

Cabdinaasir Seeraar oo sheegta inuu yahay madaxweynaha Jubbaland ayaa ka hadlay dagaalkii maanta Kismaayo ku dhexmaray ciidamadiisa iyo kuwa taabacsan Axmed Madoobe. Seeraar ayaa sheegay...

Taliye ka tirsan Jubbaland oo kashifay xiriir dhexmaray isaga, Farmaajo & Fahad Yaasiin

Waxaa qorey: Gaashaanle Mahad Islaam Taliyaha Daraawiishta Jubbaland ee degmada Afmadow Bismillaah, Marka hore waxaan salaamayaa dhammaan ummada Soomaaliyeed dal iyo dibadba, si gaar ah waxaan...

Ajaaniib muddo dheer ku afduubnaa gudaha Soomaaliya oo la sii daayey

Sida uu Wakaaladda Reuters u sheegay la taliye sare oo dhanka dembiyada ka dhaca baddaha ah, saddex nin oo u dhalatay dalka Iiraan oo...

Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaalkii ka dhacay Balad Xaawo iyo sida hada xaal yahay

Waxaa xalay Saqdii Dhaxe dagaal xoogan ka qarxay degmada Balad Xaawo ee gobolka Gedo, kadib markii ciidamo katirsan kuwa maamulka Jubbaland oo mudooyinkan isku...

Madaxweynaha Jubbaland oo xil culus u magacaabay Eng Cabdi Xuseen Maxamed

Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa loogu magacaabay  Eng Cabdi Xuseen Maxamed in uu noqdo Gudoomiyaha gudigga...

Senatarkii labaad ee kamid noqonaya Aqalka sare oo si Fudud Kismaayo loogu doortay

Waxaa goordhaw shaaciyay in doorashada Aqalka sare uu ka tanaasulay Musharax Axmed Maxamed Jaamac oo lagu waday in uu la tartamo Senataror Cabdullaahi Sheekh...

Madaxweyne Axmed Madoobe oo u Mahad Celiyay Guddiga Doorashooyinka (Sawirro)

Madaxweynaha Jubaland Mudane H.E Ahmed Mohamed Islaam ayaa kulan mahad celin iyo dardaaran isugu jira la qaatay qaar kamid ah xubnaha guddiga Doorashooyinka heer...

Xukun dil ah oo saakay goob fagaare ah lagula fuliyay Cabdiqaadir Faarax dhaqane

Maxkamadda dajajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida qeybta 27aad ayaa saaka xukun dil ah ku fulisay askari katirsanaa Ciidamada milatariga Soomaaliya, kaas oo qof...

Ciidamada Dowladda oo gacanta ku dhigay dagaalyahano katirsan Al Shabaab (Sawirro)

Ciidanka milatariga Soomaaliya iyo kuwa daraawiishta maamulka Jubbaland ayaa howlgal ay ka sameeyeen gobolka Jubada Hoose ku dilay xubno katirsan Al Shabaab sidoo kale...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs