Tuesday, April 30, 2024

Cadaadis xoogan oo la saaray Guddigii Doorasho uu magacaabay Sheekh Shaakir

Magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug waxaa kuwada sugan labo guddi doorasho oo iska soo horjeeda ayna kala magacaabeen Dowlada federaalka iyo kooxda Ahlu...

(Akhriso) Cabdikariin Guuleed oo War ka soo saaray xiisada ka aloosan Galmudug

(Akhriso) Cabdikariin Guuleed oo War ka soo saaray xiisada ka taagan Galmudug Madaxweynihii hore ee Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa dowladda iyo Ahlu Sunna ugu...

(Sawirro) Saraakiil gaaray degmada Guriceel & Wararkii ugu dambeeyey Dhuusamareeb

Iyadoo degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud oo horay ay gacanta ugu hayeen Ahlusuna balse ay la wareegeen Ciidamada dowladda ayaa waxaa gaaray Saraakiil katirsan...

Ciidamada Ahlu sunna oo ka baxay qeybo ka mid ah Dhuusamareeb & Shiikh Shaakir...

Xaalada magaalada Dhuusamareeb ayaa  kacsan saaka ka dib markii ciidamada ahlu suna ay ka baxeen xaruntii Maamulka magaaladaas. Ciidamada dowladda ayaa ka dib la wareegay...

Dagaal culus oo caawa ka dhacay degmada Guriceel iyo faahfaahino ka soo baxaya

Dagaal ayaa caawa ka dhacay Magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud kaasoo sida wararku sheegayaan dhaxmaray ciidamada dawladda iyo kuwa Ahlusunna Wararka ayaa sheegaya in rasaatu...

Guddiga doorashadda Galmudug ee Ahlu Sunna oo shaaciyey Habraaca Xulista Xildhibaanada

Guddiga doorashada Galmudug ee uu magacaabay Shiikh Shaakir ayaa shaaciyey Habraaca soo xulista Xildhibaanada Baarlamanka Maamulka Galmudug. Guddiga ayaa sheegay in lagu saleysan doono xubnaha...

Akhriso : Tirada Xildhibaanada cusub ee Galmudug iyo Sida beelaha u qeybsanayaan

Waxaa dhawaan la filayaa in magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug lagu soo dhiso Baarlamaan cusub uu yeelanayo maamulka halkaasi ka jira, waxaana Baarlamaanka...

Xog ku aadan Waxyaabihii ay kawada hadleen Sheekh Shaakir iyo Saraakiil katirsan AMISOM (Daawo...

Madaxa Xukuumada Galmudug Sheekh Shaakir Cali Xasan ayaa maanta Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug kula kulmay Saraakiil ka tirsan Howl galka Midowga Afrika ee...

Inta badan Xildhibaanada kamid noqonaya Baarlamaanka cusub ee Galmudug oo…

Waxaa dhawaan la filayaa in magaalada Dhuusomareeb ee xarunta maamulka Galmudug lagu dhiso maamul loo dhan yahay oo ay leeyihiin dadka dega gobolada Galgaduud...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs