Golaha wasiirada Galmudug oo ansixiyey Miisaaniyada sanadka 2020 (Sawirro)

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa gudoomiyey shirkii golaha wasiirada maamulka galmudug oo maanta lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb. Ajendaha kulanka maanta ayaa...

Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Galmudug oo is casilay iyo kuwa kale oo Qorsheenaya !!  

Xildhibaano katirsan Baarlamaanka cusub ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa iska casilay kasii mid ahaanshaha Baarlmaanka Maamulkaasi, waxaana Xildhibaanadaasi Gudoonka Baarlamaanka u gudbiyeen warqada is...

(Akhriso) Shiikh Shaakir oo u digay ciidamada DF ee ay tababareen Maraykanka & Turkiga

Madaxweynaha Galmudug Garabka Ahlusunna, Shiikh Maxamed Shaakir ayaa sheegay in Al-Shabaab mar kale lagu beerayo dhulkii ay horey uga saareen ee degaanada Galmudug taasoo...

Abaabulka Banaan bax ka dhan ah Madaxweynaha cusub ee Galmudug oo socda 

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in halkaasi uu ka socdo abaabulka banaan baxyo ka dhan ah Madaxweynaha cusub...

Ciidanka dowlada oo is hortaag ku sameeyay Odayaal doonayay in ay tagaan Dhuusomareeb

Ciidamada Nabad sugida Soomaaliya ayaa is hortaag ku sameeyay Odayaal, dhalinyaro iyo dad kale oo ka baxay magaalada Guriceel, kuwaa oo doonayay in ay...

Madaxweynaha Galmudug oo kulan Xasaasi ah la yeeshay Saraakiil katirsan AMISOM (Sawirro)

Madaxweynaha dowlada goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay saraakiil katirsan ciidamada AMISOM ee ka howlgala deegaanada Galmudug. Kulanka ayaana...

Madaxweyne Qoor Qoor oo gudoomiyay Shirka Golaha Wasiirada Galmudug (Daawo Sawirada)

Madaxwaynaha cusub ee Maamul Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) iyo ku xigeenkiisa Cali Daahir Ciid ayaa shir gudoomiyay shirka golaha wasiirada maamul...

Ciidamada dowlada oo gacanta ku dhigay labo nin oo xalay dilal geestay

Ciidamada booliiska federaalka ee Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay labo nin oo xalay dil ka geestay deegaanka Habar-Cirir ee gobolka Galgaduud, ragan dilka geestay ayaana...

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo la kulmay Agaasimayaasha Wasaaradaha Galmudug (Sawirro)

Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Gobolleedka Galmudug Ali Dahir Eid ayaa magaalada Dhuuomareeb kulan kula qaatay Agaasimayaasha Guud ee Wasarradaha Dowlad Gobolleedka Galmudug. Kulanka ayaa looga...

Shiikh Shaakir oo la kulmay Wasiiradii Galmudug ee xiligoodu dhamaaday (Sawirro)

Shiikh Mohamed Shaakir Ali Hassan oo Ahlu suna ay u dooratay inuu noqdo Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa kulan la qaatay Wasiirada Galmudug ee...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs