Maxaa ka soo baxay Shirkii amniga Galmudug ee ka dhacay Dhuusamareeb? (Sawirro)

Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka  Galmudug ayaa maanta guddoomiyay shirkii amniga Galmudug oo todobaadkiiba mar ka dhaca caasimadda Galmudug magaalada Dhuusamareeb. Shirkan ayaa waxaa diiirada lagu saaray...

Madaxweyne Qoorqoor oo safar dhulka ah ku tegay Magaalada Cadaado (Sawirro)

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa galabta soo gaaray Magaalada Cadaado Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa Madaxtooyada Cadaado ku soo dhoweeyay Maamulka degmada Cadaado iyo...

Fiqi & xubno kale oo qaaday Isbaarooyin yiilay Koonfurta Gaalkacyo (Sawirro)

Wasaaradda amniga Galmudug ayaa ku guulaystay in ay qaado isbaarooyinkii yaallay Koofurta Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug. Wasiirka Amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi oo...

Wasiiro ka tirsan Puntland & Galmudug oo kulan xasaasi ah ku yeeshay Gaalkacyo (Sawirro)

Magaalada Gaalkacyo waxaa maantay kulan heer sare ah ku yeeshay laba wafdi oo ay kala hogaaminayeen wasiirka Amniga Gudaha Galmudug iyo wasiirka Arrimaha Gudaha...

Muxuu Taliyaha Xoogga dalka ku soo arkay Xerada Jen. Kaanti ee deg. Cadaado? (Sawirro)

Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed General Odawaa Yuusuf Raage oo ku jira safar uu Ku marayo Xarumaha Ciidanka Xoogga Dalka ee Deegaanada Galmudug ayaa...

Dagaal goor dhow ka qarxay Magaalada Gaalkacyo & faahfaahino ka soo baxaya

Dagaal ayaa la soo sheegayaa inuu goor dhow oo duhurnimadii ah ka qarxay koonfurta magaalada Gaalkacyo oo hoos taga maamulka Galmudug. Dagaalka ayey wararku sheegayaan...

(Sawirro) Madaxweyne Qoorqoor oo afur u sameeyey Xildhibaanada Galmudug

Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa xarunta Madaxtooyada Afur sharfeed Ugu sameeyay Xildhibaanada Galmudug. Kulankan waxaa goobjoog ka ahaa madaxweyne ku xigeenka Cali Daahir...

(Sawirro) Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka iyo saraakiil kale oo gaaray Dhuusamareeb

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Generaal Odawaa Yuusuf Raage iyo Wafdi Saraakiil ciidan oo uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Galmudug, halkaas...

Madaxweyne Qoorqoor oo Magacaabay guddi ka kooban 5 Wasaaradood (Akhriso)

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug, ayaa lagu magacaabay Guddiga Gurmadka iyo kahortagga Daadadka, wareegtada ayaa u qorneyd sidaan:- Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug...

Akhriso: Magacyada & qabiilada Wasiirada cusub ee Galmudug & beesha ugu badan

Madaxweynaha  maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa Xalay ku dhawaaqay liiska golihiisa cusub ee wasiirada. Wasiirada la magacaabay ayaa waxaa ka mid ah labo...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs