Sunday, April 28, 2024

Mashaqo naxdin leh oo caawa ka dhacday Dhuusamareeb & dad ku naf waayey

Mashaqo sababtay dhimasho ayaa caawa la soo sheegayaa iney ka dhacday xaafad ku taalla magaalada Dhuusamareeb ka dib markii labo qof ay ku dhinteen...

Muxuu yahay ujeedka safarka taliye Xijaar ku tagay Magaalada Dhuusamareeb? (Sawirro)

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen. Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) iyo wafdi uu horkacayo ayaa gaaray maanta Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug. Taliye Xijaar ayaa waxaa...

Ciidamada Xoogga dalka oo degaano cusub kala wareegay Al-Shabaab

Ciidanka qeybta 21aad ee Xoogga dalka ayaa saaka weeraray degaanada Labi-dule iyo Sina dhaqo oo ku yaalla duleedka Magaalada Dhuusamareeb halkaasoo la sheegay iney...

(Sawirro) Qoor-qoor oo ku laabtay Dhuusamareeb & xubno uu ka mid ahaa Jen. Mascuud...

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor) ayaa galabta dib ugu laabtay Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug kaddib safar shaqo uu ku joogay Caasimadda Soomaaliya...

Wasiir Caabi & Masuuliyiin kale oo dhagax dhigay balaarin lagu sameynayo Isbitaalka Gaalkacyo

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Mahad Caabi Ciise oo ay wehliyeen Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada iyo Baarlamaanka dowlad Goboleedka Galmudug, Maamulka Gobolka Mudug...

Shaqo Ka banaan Shirkada Korontada Blue Sky Energy xarunteeda Muqdisho (Akhriso Shuruudaha)

Human Resources Manager Title: Human Resources Manager Time: Full-time Background Blue Sky Energy Company is the one of the largest electric utility Company in Mogadishu, Somalia, responsible...

Madaxweyne Qoor-qoor oo Khudbad ka jeediyey Aqalka Sare, kana hadlay.. (Sawirro)

Guddomiyaha Aqalka Sare Senatar Cabdi Xaashi Cabdullahi oo ay wehliyaan Guddomiye Ku-xigeenada 1aad iyo 2aad ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane...

(Sawirro) Madaxweyne Geelle oo qaabilay Qoor-qoor & wafdigii uu horkacayey

Madaxweynaha Galmudug Mudane. Axmed Cabdi Kaariye ‘Qoorqoor’ ayaa maanta kulan la qaatay Madaxweynaha dalka Jabuuti Md. Ismaaciil Cumar Geelle. Kulankaan oo ka dhacay qasriga madaxtooyada...

Qoor-qoor oo daahfuray mashruuc cusub oo laga fulinayo Galmudug (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta daahfuray mashruuca biyoole oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Qorshaynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo iskaashiga Caalamiga ah...

Cabdi Xaashi & Qoor-qoor oo ka qeyb galay Munaasabad weyn oo ka dhacday Dhuusamareeb

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa furay Kalfadhiga 2-aad ee Gollaha Wakiillada Dowladda Galmudug. Xafladda furitaanka kalfadhiga 2-aad ee Baarlamaanka Galmudug oo ka...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs