Friday, August 19, 2022

Isgaarsiinta Dhuusamareeb oo la jaray & Warar kala duwan oo ka soo baxaya

Sida ay sheegayaan wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud Ciidamo gadoodsan ayaa la wareegay saaka Saldhigga Booliska Magaalada Dhuusamareeb. Maamulka ayaa amar...

Tacshiirad Khasaare nafeed geysatay oo saaka la isku weydaarsaday Dhuusamareeb

Iska horimaad u dhaxeeyay ciidamo ka wada tirsan dowladda Soomaaliya ayaa saaka ka dhacay Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Galmudug. Wararka ayaa sheegaya in iska...

Guddoomiye ku-xigeenka Baarlamanka Galmudug oo diiday ganaaxii lagu soo rogay

Guddoomiye ku-xigeenka Baarlamanka Galmudug C/llaahi Xirsi Maxamed ayaa ka horyimid Go’aan isaga iyo Xildhibaano kale looga joojiyay afar fadhi oo ka mid ah fadhiyada...

Ugaaska Beesha Murusade & ergo uu horkacayo oo gaaray Dhuusamareeb (Sawirro)

Wafdi uu horkacayo Ugaaska beesha Murusade Ugaas Cabdullaahi Ugaas Xaashi Ugaas Faracade oo saaka ka dhoofay Muqdisho ayaa gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka...

Senatorkii ugu horeeyay oo lagu doortay Dhuusomareeb iyo Tanaasulkii oo bilowday

Waxaa goordhaw magaalada Dhuusomareeb ee caasimada dowlad goboleedka Galmudug ka bilaabatay doorashada Musharaxiinta u taagan kamid noqoshada xubnaha Aqalka Sare ku matalaya Baarlamaanka federaalka...

DEG DEG: Al-Shabaab oo mar kale la wareegtay degaanada Camaara & Bacaadweyne

Al-Shabaab ayaa dib u qabsaday degaanada Bacaadweyne iyo Camaara ee gobolka Mudug, Kadib markii ay iskood uga soo baxeen ciidamada Daraawiishta Galmudug iyo kuwa...

Qorshe Muqdisho lagu keenayo Hogaanka Ahlu Sunna oo socda iyo Macalin Maxamuud oo…

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in halkaasi ka socdaan shirar xasaasi ah oo ay leeyihiin Hogaanka sare ee...

(Daawo Sawirro) Sida quruxda badan ee RW Khayre loogu soo dhoweeyey Gaalkacyo

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre oo safar dhulka ah uga soo baxay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug oo dhawaanahaan...

Al Shabaab oo Weerar xoogan ku qaaday saldhig ay leeyihiin Milatariga Soomaaliya

Dagaalyahano aad u hubeesan oo katirsan kooxda Al Shabaab ayaa saakay aroortii weerar culus ku qaaday saldhig ay ciidamada milatariga Soomaaliya ku leeyihiin deegaanka...

Weerar ku bilowday qaraxyo waaweyn oo ka socda degaan ka tirsan gobolka Mudug

Dagaalyahanada Al-Shabaab ayaa waaberigii saaka weerar ku bilowday qaraxyo ku qaaday degaanka Baxdo oo ka tirsan Gobolka Mudug, halkaasoo ay ku sugan yihiin Ciidamo...

News in English

The Sources of Somalia’s Fiscal Instability

The ability of a government to sustain its current spending and tax in the long run without threatening default on some of its liabilities...

Xulka Allbanaadir