Thursday, May 2, 2024

Dhalinyaro lagu eedeeyey iney kufsi geysteen oo la soo bandhigay (Daawo Sawirro)

Afar dhalinyaro ah oo loo heysto iney geysteen kufsi wadareed ayaa galabta lagu soo bandhigay degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud. Ciidamada amaanka Galmudug ayaa sheegay...

Carabey iyo Cali Gacal oo laga war dhoorayo Go’aankooda siyaasadeed ee Xiisada Galmudug

Maamulka Galmudug ayaa xiligan galay marxalad siyaasadeed oo aad u adag, waxaana labo garab hada u kala jabay Maamulkii Galmudug uu Xaaf hogaaminayay iyo...

Shuruudaha ka mid noqoshada Baarlamanka cusub ee Galmudug oo la soo saaray (Akhriso)

Guddiga Farsamada Maamul u dhisidda dowlad goboleedka Galmudug ayaa goor dhow soo saaray Shuruudaha ka mid noqoshada Golaha baarlamanka maamulkaas. Hoos ka akhriso 14 shuruudood...

Madaxweynaha Galmudug oo caawa lagu soo dhoweeyey degmada Xeraale (Sawirro)

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor) iyo wafdi uu horkacayo ayaa caawa lagu soo dhaweeyey degmada Xeraale ee gobolka Galgaduud. Wefdiga Madaxweynaha waxaa qeyb ka...

Madaxweyne Qoor Qoor oo ka hadlay howlgal lagu dilay Xubno badan oo katirsan Al...

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa hadlay howlgal ciidamada Xoogga Dalka, ciidamada Daraawiishta Galmudug  ku dileen deegaanka Ceel-qaboobe oo ka tirsan...

Maxkamad xukun adag ku riday rag Al Shabaab hub iyo gaari ula goostay (Sawirro)

Maxkamadda ciidamada Jubbaland ayaa maanta lasoo taagay Cabdifataax Nuur Cabdullaahi, Xassan Cabdullaahi Maxamed iyo Mukhtaar Maxamed Cali oo loo haysto in ay ku kaceen...

(Sawirro) RW Rooble & Wafdi uu horkacayo oo goor dhow gaaray Dhuusamareeb

Garoonka Diyaaradaha Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareen waxaa goor dhow gaaray Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo. Madaxweynaha Dowladda...

Qarax miino oo goordhaw ka dhacay magaalada Dhuuso Mareeb

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuuso Mareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa sheegaya in goordhaw halkaasi ka dhacay qarax miino oo dhaliyay khasaaro kala duwan. Sida...

Ergada Beesha Saleebaan oo goordhaw lagu soo dhaweeyay Dhuusomareeb (Daawo Sawirada)

Waxaa goordhaw magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug gaaray ergayda beesha Reer Xaaji Saleebaan ku matalaya shir weynaha dib u heshiisiinta dadka dega Galmudug. Diyaarad...

Maxkamada ciidamada qalabka sida oo dil ku xukuntay C/waaxid Axmed Faarax

Maxkamada darajada 1-aad ee ciidamada qalabka sida qeybta 27-aad ayaa xukun adag ku riday askari ka tirsan ciidanka xoogga dalka oo dhowaan askari kale...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs