Thursday, May 2, 2024

Madaxweyne Qoor Qoor oo kormeer ku tagay Garoon heer Caalami oo dhismihiisu socdo (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa soo indha-indheeyay garoonka diyaaradaha ugu wayn degmada Caabudwaaq, kaas oo loo dhisayo si heer caalami ah,...

Ku-simaha Madaxweynaha Galmudug oo amar deg deg ah siiyey laamaha amniga (Sawirro)

Ku-simaha madaxweynaha ahna madaxweyne ku xigeenka Dowlada Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa shir gudoomiyay shirka amniga oo ka dhacay xarunta Madaxtooyada Galmudug. Shirka amniga...

Ciidamada Galmudug oo soo qabtay qaar ka mid ah dableydii leysay saraakiisha

Ciidamada Qaranka iyo kuwa Galmudug oo wada hawlgal lagu baadi-goobayo kooxihii dil wadareedka u geystay saraakiil ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ka tirsan ayaa ku...

Dagaal dhax maray Ciidamada Galmudug iyo Ciidamo daacad u ah Ahlu Sunna

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in maanta dagaal u dhaxeeyay ciidamada maamulka Galmudug iyo ciidamo daacad u ah...

Golaha amaanka ee Q/Midoobay oo diiday dalab culus oo ka yimid dowlada Ruushka

Xubnaha Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa diiday dalab ka yimid dalka Ruushka oo ahaa in baaritaan lagu sameeyo weerarkii lagu qaaday dhuumaha loo...

Cumar Filish oo hab Maamuus hoose loogu soo dhoweeyey Dhuusamareeb (Sawirro)

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Dhuusamareeb. Qaab maamuus hoose ayaa...

Madaxweyne Qoor Qoor oo ku dhawaaqay 5-Kursi oo katirsan Golaha Shacabka oo la dooranayo

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor oo xalay ka hadlay xaflad casho sharaf ah oo magaalada Dhuusomareeb loogu sameeyay Ra'isul Wasaare Rooble ayuu...

Meydka Gabar yar oo si arxan daro ah loo dilay oo lagu arkay magaalada...

Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in Meydka gabar yar oo si arxan daro ah loo dilay lasoo dhigay...

Madax iyo Saraakiil badan oo katirsan Ahlu Sunna oo la amray in lasoo xiro...

Taliska ciidanka booliiska Soomaaliya gaar ahaan qeybta maamulka Galmudug ayaa caawa baahiyay magacyada iyo sawirada madax iyo saraakiil katirsan kooxda Ahlu Sunna oo ka...

Diyaarad ku burburtay magaalada Caabudwaaq iyo Faahfaahino kasoo baxaya

Diyaarad jaad siday ayaa lagu soo waramayaa in ay ku burburtay magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud, waxaana diyaarada la sheegay in ay dhacday kahor...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs