Monday, April 29, 2024

Xiliga ay Dhaceyso Doorashada Gudoonka Baarlamanaka Galmudug oo la shaaciyay

Waxaa maanta magaalada Dhuusomareeb ee xarunta Maamulka Galmudug kulan ku yeeshay guddiga Doorashada Gudoonka Baarlamaanka uu yeelanayo maamulkaasi, kuwaa oo shaaciyay habraaca doorashada Gudoonka. Guddiga...

Aragtida Ururka Ahlu Sunna iyo Shuruucda Baarlamaanka ee isdiidan !!

Dowladaha iyo nidaamyada dunida ka jira badankood waxaa hal-beeg u ah dimoqoraadiyad, iyada ayaa lagu kala baxaa, oo aragtiyada kala jeeda lagu mideeyaa, ilbaxnimaduna...

Xaaf oo ka hadlay doorashada maanta lagu qabanayo Dhuusamareeb, kuna tilmaamay..

Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday ee Galmudug, Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa ka hadlay doorashada maanta la filayo inay ka dhacdo magaalada Dhuusamareeb. Xaaf oo warbaahinta...

Golaha wasiirada Galmudug oo ansixiyey Miisaaniyada sanadka 2020 (Sawirro)

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa gudoomiyey shirkii golaha wasiirada maamulka galmudug oo maanta lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb. Ajendaha kulanka maanta ayaa...

Macalin Maxamuud & Shiikh Shaakir oo ka degay dalka Imaaraadka Carabta

Hogaamiyaha Ahlu suna Macalin Maxamuud Shiikh Xasan iyo madaxii hore ee xukuumada Galmudug Shiikh Maxamed Shaakir oo ay wehliyaan xubno kale ayaa maanta gaaray...

(Sawirro) Madaxweyne Qoorqoor oo afur u sameeyey Xildhibaanada Galmudug

Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa xarunta Madaxtooyada Afur sharfeed Ugu sameeyay Xildhibaanada Galmudug. Kulankan waxaa goobjoog ka ahaa madaxweyne ku xigeenka Cali Daahir...

Wafdi hordhac u ah safarka Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Dhuusamareeb

Wafdi la sheegay iney hordhac yihiin safarka Madaxweyne Farmaajo ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug. Howladeeno ka tirsan Madaxtooyada, koox qaabilsan hab maamuuska iyo...

Ciidamada Xoogga dalka oo degaano cusub kala wareegay Al-Shabaab

Ciidanka qeybta 21aad ee Xoogga dalka ayaa saaka weeraray degaanada Labi-dule iyo Sina dhaqo oo ku yaalla duleedka Magaalada Dhuusamareeb halkaasoo la sheegay iney...

Fiqi oo la kulmay waalidiin ka walaacsan wiilashooda oo Eritreya loo qaaday (Sawirro)

Wasiirka Amniga Gudaha Galmudug Axmed Macalin Fiqi, maamulka degmada Gaalkacyo iyo taliyaasha hey’adaha amniga ayaa galabtay Kulan kula qaatay magaalada Gaalkacyo waalidiin isugu jira...

Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay Wakiilo katirsan Beesha Caalamka (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa xarunta madaxtooyada Dhuusomareeb ku qaabilay wafdi ka socday Wakiilada beesha Caalamka ee jooga Soomaaliya.   Wefdigan...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs