Saturday, April 27, 2024

Waa imisa lacagta Madaxweyne Trump soo gashay Sanadkii hore ee 2018?

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa sameeyey dakhli ah 434 milyan oo dollar sanadii 2018, sida ku cad warbixin uu ugu gudbiyey Xafiiska Anshaxa Dowladda...

Ciidanka dowlada oo Howlgal ka sameeyay Wado aan la marin mudo 7-sano ah (Daawo...

Ciidanka Milatariga Soomaaliya gaar ahaan guutada 14-ka October ayaa howlgal gaar ah ka sameeyay wadada Isku xirta Deegaanka No-50 ilaa magaalada Marka oo mudo...

Ciidanka dowlada oo adeeg aan looga baran u fidiyey shacab ku sugan Sh/hoose (Sawirro)

Ciidamada Xoogga dalka oo tagay degaanka Moordiinle ee hoostaga degaanada Sabiib iyo Caanoole ayaa shacabka ku dhaqan degaanka u geybiyay dawooyin caafimaad xilli dadka...

Hoos u dhac weyn oo ku yimid hantida Madaxweyne Donald Trump

Sida lagu xusay warbixin ay wakaaladda wararka ee AFP kasoo xigatay wargeyska New York Times Macluumaadka ku saabsan canshuurta Madaxweyne Donald Trump ayaa muujiyay...

Dedaalo lagu sii deyn lahaa Wadaadka Mukhtaar Roobow oo mar kale guuldareystay

Waxaa mar kale guuldareystay dedaalo la doonayey in lagu sii daayo wadaadka Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo u xiran dowlada federaalka Soomaaliya Guddi loo...

Xildhibaankii labaad oo maanta ku guuleystay doorasho ka dhacday Baydhabo

Doorashada kuraas ka banaaneyd Golaha Shacabka ayaa maanta ka socota magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay. Waxaa la soo gebegabeeyay doorashada kursigii labaad oo uu...

Xildhibaan cusub oo Baydhabo lagu doortay iyo Musharaxii la tartami lahaa oo..

Guddiga madaxa banaan ee doorashoyinka qaranka ayaa ku dhawaaqay in xildhibaan Cali Sheekh C/llaahi (Cali Afgooye) uu ku guuleytay kursiga Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee...

Doorashada kuraas ka banaan Golaha shacabka oo ka socota Magaalada Baydhabo

Waxaa ka socota maanta magaalada Baydhabo doorashada labo kursi oo ka mid ah kuraas ka banaan Golaha Shacabka Soomaaliya, kuwaasoo laga soo doorto degaanada...

Xiliga loo tartamayo kursigii uu baneeyey Madaxweyne Laftagareen oo la shaaciyey

Doorashada qaar ka mid ah Kuraasta ka bannaan Golaha Shacabka baarlamanka Somalia ayaa lagu qabanayaa magaalada Baydhabo sida uu shaaciyey guddiga madaxa banaan ee...

Xubno katirsan Dagaalyahanada Al Shabaab oo Weerar qorsheesan lagu dilay

Taliska ciidamada Mareykanka ee Africa ayaa war kasoo baxay lagu sheegay in duqeyn dhinaca cirka ah diyaaradahooda dagaalka la beegsadeen xubno katirsan kooxda Al...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs